why don't people here communicate in somali?

Status
Not open for further replies.
Runtii, luqada uu igu adag yahay. Qoritaanka in yar ban ku roonahay laakin fahamkeyga iyo afkeyga aad buu uu liidta (sp?). Xata hadan warka isku deeyo in aan dhegeeysto ama akhriyo, wax badan ka ma fahmo aan. Intaas ba aniga ii daaran. Sideda kale waxey reer Somalispot iyo reer Hooyo mataal soo qoraan inta badan caadi ban u fahma.

Af Somaligaga wa ficanyahay. Aniga hadalka wan ku ficanayahay lakeen qoritanka inyar igu adag. Aniga warka ma fahmai tbh lol its all gibberish to me except one or two words.
 

black

live and let die.
Af Somaligaga wa ficanyahay. Aniga hadalka wan ku ficanayahay lakeen qoritanka inyar igu adag. Aniga warka ma fahmai tbh lol its all gibberish to me except one or two words.

:friendhug: I'm happy i'm not the only one
 

DiricLover

Qalanjo
Af soomaaliga aad iyo aad buu u fududyahay. Ha isku ciyaarina hada afka hooyo barta intaadan gaboobin.

Hadaa doonisaan macalimad idin barta aniga isoo pm gareeya. Ogoow waa lacag. Aduunka wax free ma jiro
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top