Runtii, luqada uu igu adag yahay. Qoritaanka in yar ban ku roonahay laakin fahamkeyga iyo afkeyga aad buu uu liidta (sp?). Xata hadan warka isku deeyo in aan dhegeeysto ama akhriyo, wax badan ka ma fahmo aan. Intaas ba aniga ii daaran. Sideda kale waxey reer Somalispot iyo reer Hooyo mataal soo qoraan inta badan caadi ban u fahma.
Dadka meshan so galo ciyaal "say wallahi" bey u bahan yihin af Somaliga ba Jiq ku ah hala yaabin.
Af Somaligaga wa ficanyahay. Aniga hadalka wan ku ficanayahay lakeen qoritanka inyar igu adag. Aniga warka ma fahmai tbh lol its all gibberish to me except one or two words.
she meant baahan yihin probablyLol what is u bahan yihin? You mean uu badanyihiin.![]()
she meant baahan yihin probably
I meant u badanyihinLol what is u bahan yihin? You mean uu badanyihiin.![]()
I meant u badanyihin