War Deg-Deg ah: Mudaharad Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Oo Wali ka Socda Magalada Burco
Burco(HWN) Mudaharad Baladhan oo tan iyo galabnimadii Maanta ka bilabmay magalada burco ee xarunta gobalka togdher ayaa ilaa imika wali ka socda gudaha waxaana si toosa loo maqlayaa dhawaaqa rasaasta oo ah mid aad u xoogan,
Ciidamada Milateriga oo ku gaashaman Gadiidka Degaalka Noocyadiisa kale duwan ayaa ilaa imika ridaya rasaasta
Mudaradkani ayaa ku dhintay hal qof halka ay sido kalana ay ku dhaawacmeen sadex qof kuwaasi oo xaladada cafimad cisbitalka lagu dabiibayo
wixii warara ee ka soo kordha mudaharadkani wali ka socda gudaha magalada burco kala soco shabakada caalamiga ah hadhwanaagnews