Hadda ma sidaan ayaad isku la qumantahay? Walle waa yaab!Aflagaadada iga jooji marka. Ar adigu marka hore afkaaga weyn iga qabo. Adaa i soo daandaasadey. Markaan iskakaa celiyay baa sidii wecel yariis ah, oo ceel lagu soo tuuray baa o cabaadeysaa.
War isku xishoo oo afkaaga qurmay nagala bax, waryaa. Nama taqaantid