Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
I can't believe this is on 29 pages and was only created today.

@Karim , big up yourself on this fire thread.
:salute:

Question: would all our threads be this long if we write in Somali, or is this just a fire thread?

:farmajoyaab:
I really think they would be. Marka daah laga dhigto somali dadka we
Loooooooool @Libaaxseendheer was ready to spin your jaw back to Garowe for talking smack about his mother.

:cryinglaughsmiley::cryinglaughsmiley:
Ma anaa dumar ku dhaco siiba tu ciise ah. My bff is Yonis Idris
 

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Waraa, aniga sida orgigii ha igu soo cararin. Ima taqaantid wallahi.

Neefyahow gafuurka weyn.
Layaab malahan. Afka ayaad furatey sidi digaag ilma ilaashaneyso miyaa?:manny:


Naag iyo caay waa isku mid.
DCBfZZNXgAAJ14x.jpeg
 

halwa

✨🌙
Layaab malahan. Afka ayaad furatey sidi digaag ilma ilaashaneyso miyaa?:manny:


Naag iyo caay waa isku mid.
View attachment 68091


Aflagaadada iga jooji marka. Ar adigu marka hore afkaaga weyn iga qabo. Adaa i soo daandaasadey. Markaan iskakaa celiyay baa sidii wecel yariis ah, oo ceel lagu soo tuuray baa u cabaadeysaa.

War isku xishoo oo afkaaga qurmay nagala bax, waryaa. Nama taqaantid
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top