Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
@Karim

Ninkaasi was qac, lix riyo u eg, mid dumar ah ayaa dhaantaa, haddeer buu na leeyahay Shan baaldi biyo ah ayaan ku meeydhan jirey. Eebbe caafimaad ha siiyo suldaanka.
Waa lagu qabtey waryaa:hahaidiot:

Marka aad af ingriiska kuqoreyso akhyaar ayaad iskadhigeysa, naagaha waad ixtiraamta, xitaa feminist ayaa noqotaa.

Hada na waxaad leedahay "mid dumar ah ayaa dhaanta" @Shuusa ayaa kuqabate. Aan ku arko ado iskadhigaayo male feminist. Sheeko caato ayaad wadaa:hemad:.

I was hacked by an Abwaan.
 
:deadosama::dead1::deadmanny::damn: qarxiiska iinta maxuu aha.
Nin rageed:salute:
 
Waa lagu qabtey waryaa:hahaidiot:

Marka aad af ingriiska kuqoreyso akhyaar ayaad iskadhigeysa, naagaha waad ixtiraamta, xitaa feminist ayaa noqotaa.

Hada na waxaad leedahay "mid dumar ah ayaa dhaanta" @Shuusa ayaa kuqabate. Aan ku arko ado iskadhigaayo male feminist. Sheeko caato ayaad wadaa:hemad:.

I was hacked by an Abwaan.

@Dalmoor

Illeen sidii Oromoda ayaa af soomaaliga ugu ciyaartaa, subxaanallah
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Waa lagu qabtey waryaa:hahaidiot:

Marka aad af ingriiska kuqoreyso akhyaar ayaad iskadhigeysa, naagaha waad ixtiraamta, xitaa feminist ayaa noqotaa.

Hada na waxaad leedahay "mid dumar ah ayaa dhaanta" @Shuusa ayaa kuqabate. Aan ku arko ado iskadhigaayo male feminist. Sheeko caato ayaad wadaa:hemad:.

I was hacked by an Abwaan.
Woah!!!!! :ohhh:Dalmoor, is that you?!! Soomaaligaaga waaba TOP wallahi
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top