Qof fiican aan ku maleen jiray, maxaa ka qaldan, mid dumar ah ayaa dhaanta maxaa waaye.
@Shuusa
@Suldaanka welli ma kullunteen? Waan u duceeynaye. Waa nin xannuunsan.
Qof fiican aan ku maleen jiray, maxaa ka qaldan, mid dumar ah ayaa dhaanta maxaa waaye.
DM Kayga waa furanyahay.
Meeqo sano jir tahay?
Kullanteen
Qoraalka iska sax
Kelig gay maahan. Keligay waaye ama kaligey. Xarfaha ha kala foogeynin.![]()
Ragu Soo dumarka Kama ficna?Qof fiican aan ku maleen jiray, maxaa ka qaldan, mid dumar ah ayaa dhaanta maxaa waaye.
Waan fahmay waxan saxayay sida aad wax uu qoortay.
Waa lagu qabtey waryaa@Karim
Ninkaasi was qac, lix riyo u eg, mid dumar ah ayaa dhaantaa, haddeer buu na leeyahay Shan baaldi biyo ah ayaan ku meeydhan jirey. Eebbe caafimaad ha siiyo suldaanka.
Waa lagu qabtey waryaa
Marka aad af ingriiska kuqoreyso akhyaar ayaad iskadhigeysa, naagaha waad ixtiraamta, xitaa feminist ayaa noqotaa.
Hada na waxaad leedahay "mid dumar ah ayaa dhaanta" @Shuusa ayaa kuqabate. Aan ku arko ado iskadhigaayo male feminist. Sheeko caato ayaad wadaa.
I was hacked by an Abwaan.

Woah!!!!!Waa lagu qabtey waryaa
Marka aad af ingriiska kuqoreyso akhyaar ayaad iskadhigeysa, naagaha waad ixtiraamta, xitaa feminist ayaa noqotaa.
Hada na waxaad leedahay "mid dumar ah ayaa dhaanta" @Shuusa ayaa kuqabate. Aan ku arko ado iskadhigaayo male feminist. Sheeko caato ayaad wadaa.
I was hacked by an Abwaan.
says mr. Tedesse, unbelievable.
@Crow I heard you're from Brampton, could you try this thread out? Give slandering me in the politics section a rest.
Wax kasta ma ahan inii competition laga dhigo, Ani ma aaminsani in lakala fiicanyahay.Ragu Soo dumarka Kama ficna?
Warkaad duco ma aheeyn balse aniga qalbigaaga Kuma Jiri
@embarassing waxay rabtaa inay kaqayb qaadato thread Kan lkn luqadii ayaa dhib ku ah kkkkkkkkk
Ha afxumeyn soddoh dey waryaa![]()