Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.Abadan. Waxaan ahay shacab wali maskaxda laga guumeeysto. Hiil baan reer somalia ka baahanahay
![]()
Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.Abadan. Waxaan ahay shacab wali maskaxda laga guumeeysto. Hiil baan reer somalia ka baahanahay
![]()
Way ku hadlaan lkn ma qori karaan.Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.
Reer Jabutiyanka markaad Waqooyiga joogtid waxa loo yaqana nimkii luuqada kawanka geye. Afsomaliga wey baabasheen. Waxba kama haarinAnfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.
iinatoy? and I've already said ill take my L, not gonna freestyle here.Weli luuqada baas baad na daba wada. iinatoy ama somali ama sii daa nooh
Hadalka inteey ka barteen hadeey eey qori Karin.Way ku hadlaan lkn ma qori karaan.
Kuwaan arkay weey ku hadlaan. Lkn anfarta ayaa kuu ciyaaray af somaaliga.Reer Jabutiyanka markaad Waqooyiga joogtid waxa loo yaqana nimkii luuqada kawanka geye. Afsomaliga wey baabasheen. Waxba kama haarin
Waaridkood. Lkn schools ka waxaa lagu bartaa Fransiis iyo Arabic. Magaranayo inay Soomaali qoraalkiisa la baro iyo inkale.Hadalka inteey ka barteen hadeey eey qori Karin.
Kuwaan arkay weey ku hadlaan. Lkn anfarta ayaa kuu ciyaaray af somaaliga.
xagee jabuutiyaan ku aragtay??
Now you're trolling.Fadlan ya asxaab, ixkii bil carabi

nahlu la natakalam hada bullshitFadlan ya asxaab, ixkii bil carabi
Anfarta mooye kuwa kale Somalia asal ayeey ku hadlaan. Course af Somalia in labaraa umaleeynayaa, badankood weey garanayaa af Somaliga, intee ka barteen.
Way ku hadlaan lkn ma qori karaan.
nahlu la natakalam hada bullshit
Reer Jabutiyanka markaad Waqooyiga joogtid waxa loo yaqana nimkii luuqada kawanka geye. Afsomaliga wey baabasheen. Waxba kama haarin
Fadlan ya asxaab, ixkii bil carabi
Akhi, you're ximaarul kabiira..how you like me now?

Idinka iiya reer borama luuqada waad xasuuqdeenWar meeshan uma soo galin in lana af lagaadeyo
![]()
meelkasta ayeey joogaaan.xagee jabuutiyaan ku aragtay??
Kuwaan arkay weey ku ciyaareen afsomaaliga lkn afkooda si fiican ayeey u garanayaan.canfarta caasimada dagan qaarkood wey ku hadlaan
Beenta naga daa, wey qoraan si fiicana weyna ku hadlaan