Koly waxad rabtid uu qaada. Markii Kowaad Somali baan raba iina baadiyo. Tan labada dee waa wada muslin oo marka ummada nabi Maxamed baa baatay. Tan sedeexadana Duuriyada ShDaroodMaxamad daarood miyaad jeedaa
Koly waxad rabtid uu qaada. Markii Kowaad Somali baan raba iina baadiyo. Tan labada dee waa wada muslin oo marka ummada nabi Maxamed baa baatay. Tan sedeexadana Duuriyada ShDaroodMaxamad daarood miyaad jeedaa
War ninyahow laacib ba tahay ee, waxan kuu malayay sankudhiflee oo ba garanaynin afsoomaliga kkkTii dhereed baa meeshan ka dhacday**
Kusoo dhawoow konvaasetionka, bogga sideed iyo tobnaad(18)
Ama wada hadalka, mawduuca na uu yahay [Somali kuhadal(NO ENGLISH)]![]()
If aay spiik laayk this did aay breyk the ruul:siilaanyolaugh:
Who taught you guys how to write af Somali? aniga kelig gay aya bartay
![]()
Maya, afsomali saxx ba ku speak-gareese![]()
Rule breek ba sameese, fadlan afsomali ku hadl
Gaawraacawar niyohow meesha iskaga bax, ka aanan hadlin waxaa ka daran ka sidaada afkeena qooraca
![]()
Gabar ciise maxmuud baa ibarteyWho taught you guys how to write af Somali? aniga kelig gay aya bartay
![]()
Rule breek ba sameese, fadlan afsomali ku hadl
I can't do it guys. Once upon a time I thought my Somali was A1, and I got shut down hard. I can speak and understand it 100% but the writing I freestyle how I think it sounds. I'll take this L. Only English writing for me.My dear sister, welcome. This thread is for educational and practical purposes for the diaspora Somalis to practice their mother tongue. Soo dhawoow abaayo
oo xagee ba laga heela gabdha noocas. Mid iinadeerkey baan la raba @UgaasoGabar ciise maxmuud baa ibartey![]()
war niyohow meesha iskaga bax, ka aanan hadlin waxaa ka daran ka sidaada afkeena qooraca
![]()
Ciyaarta naga daa@nine Geeljire asal baan ahay. Sxb baaxash lagama deerga.
Tan kale uumatu maxamed baan raba iina baadiya
Gabar ciise maxmuud baa ibartey![]()
Khaasaro. Adiga oo inta jiirtid baa fagaaraha la timid afsomali ma qoori kari. oorod oo iisga tag meeshan tacab khasaroI can't do it guys. Once upon a time I thought my Somali was A1, and I got shut down hard. I can speak and understand it 100% but the writing I freestyle how I think it sounds. I'll take this L. Only English writing for me.![]()
Meelaha uunsiga iyo cadarka iyo waxyaaba carfoon bey gabarta ciise ag jiiftaa
walle nin cajiib baa tahay sxb