Ka soo qaad iinaad meel fog jiirtid ma kariim ba mise warya kariiimooo.War horta magaca iisax KKK waa maxay Kariimo?!![]()
Ka soo qaad iinaad meel fog jiirtid ma kariim ba mise warya kariiimooo.War horta magaca iisax KKK waa maxay Kariimo?!![]()
Waryaahee ma tu 3aad baad rabtaa mise anagaad noo xaasideysaa?Warya kariimo. Lamberkeeda bey ii qoortay. Caadi iiska dhiig nooh![]()
Qofka aan garanayo wili waa arday laakiin waan weeydiini. Dad badan Ayaan dubai inteey shaqo utageen beey ka soo tagen nolosha aa adag, marka ka fiirso inta aad laba xaas geeynin adi soo arag.Wll. Sanadkii la so dhaafay baan tagay oo la so hadlay. Markaa shaqa waan ku hayn bey ii yiraadeen. Markaa shaahda so qaado baa ii hartay. Shaqada laacgta badeneyd waxa shurudeed ki jiirtay muwadiin Mareykan. Qof daadiisa iinay ka yartahay 40. Shaahada siita.
Dhowr mar baan tegay. Qaraban wey joogan. Lakiin qofkaas aad garaneysid info waan jeclanlaha. iinad iiso guudbisid wll.
Allah ii ka so diiray.
Adeer tii sadeexada page 6 ma ku so arkiin miya. oorad whatsappka so firi aan so bandhigay. Tan wanaagsan lamabar 4Waryaahee ma tu 3aad baad rabtaa mise anagaad noo xaasideysaa?
Waryaa kariimoow. W u danbaysa waa muhiim hadii kale dumar ayay noqonaysaa.Ka soo qaad iinaad meel fog jiirtid ma kariim ba mise warya kariiimooo.
Wll qofkas iigu so xir. Waa group aad iyo aad uu yar. Markaa iisku duubnasha baa wanagsan.Qofka aan garanayo wili waa arday laakiin waan weeydiini. Dad badan Ayaan dubai inteey shaqo utageen beey ka soo tagen nolosha aa adag, marka ka fiirso inta aad laba xaas geeynin adi soo arag.
Maya walaal. dad badan oo somaliga yaqaan weey jiraan.Shuusa, gabar Yar oo sidaado kale somaliga taqaan ayaan rabaa quruxeey. Are you available by any chance?
Warya inadeerta maba naxayso. Kulaha raliahow ii oora.Waryaa kariimoow. W u danbaysa waa muhiim hadii kale dumar ayay noqonaysaa.
Riyada ayaan jeedaa sxbWar ninyahow qoftaan @Shuusa la dhaho ayaaba dhagax ah. Maba Soo dabcayso ilaa page 3 want to baacsanayay kkkk
Warya don't gossip about me Infront of me. Raali nooqo idheeh. Asbaxyahow. Bacawga ah.Warya inadeerta maba naxayso. Kulaha raliahow ii oora.
Xaal miyesan aqoon
Ma laga yaba iina sii hoose uula sheekeysanay ila markaa. Ruunta hadaan ku sheega sxb ha ku daalin ama waan ku naxariista oo lamberkeeda baa ku so guudbiya oo waan ku baaneyaWar ninyahow qoftaan @Shuusa la dhaho ayaaba dhagax ah. Maba Soo dabcayso ilaa page 3 want to baacsanayay kkkk
Raali ahow ??Raali Nooqo idheeh.
War kaan yaa naqaa qabtaa.Raali ahow ??
Or
Raali nooqo??
They're both right apart from idheh.
It's idheh not idheeh. Maxaa jideeysa bal noo sheeg?
Weird, weird, weird. I feel like I'm talking like my awoowe, ayeeyo, adeer's and edoyaal's way of talking somali. I don't deserve that. I'm feeling a bit weird.![]()
Adeer tii sadeexada page 6 ma ku so arkiin miya. oorad whatsappka so firi aan so bandhigay. Tan wanaagsan lamabar 4
Sxb wlhi qoftaas magaceeda ma sheegi Karo lkn wlhi bilaahi riyo run ah oo ku riyooday ayay ahhayd.Riyada ayaan jeedaa sxb
Might marry #3Adeer tii sadeexada page 6 ma ku so arkiin miya. oorad whatsappka so firi aan so bandhigay. Tan wanaagsan lamabar 4