Somaliland MP Kijandhe: Seeking recognition for Somaliland is infertile (Madhalays)

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
He realized this after 27 years? :bell:


WAXBAA INAGA KHALDAN, DARIIQA AYNU HAYNO EE ICTIRAAF RAADINTUNA WAA MADHALAYS, WAXBA KAMAY SOO BIXIN EE DIB HALOOGU NOQDO”…XIL KIJANDHE

September 9th, 2017

12518.png


Hargeysa(XN):-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaanu saluug iyo walaac ka muujiyey qaabka loo wado ictiraaf raadinta Somaliland, waxaanu ku taliyey in wax laga bedelo qaabka loo wado ictiraaf raadinta Somaliland.

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay loolanka Xisbiyada, waxaanu talo u soo jeediyey Shacabka reer Somaliland, waxaanu ugu horeyn yidhi isagoo ka hadlay ictiraaf raadinta Somaliland “Haddii aynu nahay Somaliland, waa inaynu bedelnaa Siyaasadeena ku waajahan Ictiraaf raadinta, waa inaynu dib ugu noqonaa, oo aynu bedelnaa, dariiqii aynu haynay 21 sannadood ka hor ayeynu ilaa maanta haynaa, markaas arinkan Ictiraaf raadintu dib u eegis buu u baahan yahay, waxba inaga khaldan, dariiqan aynu hayno ee Ictiraaf raadintu waa madhalays, waxba kamay soo bixin, ee dib ha loogu noqdo”.

Xildhibaan Kijaandhe mar uu ka hadlaayey Maamulka Hawada Somaliland ee lagu wareejinayo Somaliya ayaa yidhi “Dawlad la ictiraafsan yahay ma nihin, haddii aynu noqon lahayn Dawlad la ictiraafsan yahay inaga ayaa la inagu wareejin lahaa, waana in dhinaca kale looga wareega”.

Xildhibaan Kijaandhe ayaa mar uu baaq u diraayey Bulshada ayaa yidhi “Waxaan Shacabka ugu baaqayaa, oo aan leeyahay Qabyaalad waxba ha ku doorarina, dalkani hogaan wanaagsan oo daacad ah buu u baahan yahay, marka musharax walba waxaynu ka aragnay iyo taariikhda uu leeyahay ha lagu doorto, saddexda nin ee sharaxani, waa saddex nin oo ilmaadeeradeena, oo walaalaheena, marka waxba cunfi ma jire, ee ninkii halka aynu doonayno dalka gaadhsiin lahaa, aynu doorano, reero tartami mayaan, Faysal, Muuse iyo Cabdiraxmaan, Saddexduba waa ilamaadeeradeen, ee aynu ku kala doorano waxay yihiin”.

Xildhibaan Kijaandhe mar uu u diraayey baaq Xisbiyada ayaa yidhi “Xisbiyada waxaan leeyayay Doorasho aan turxaan lahayn, oo walaaltinimo leh, oo la isku tudhayo, diyaar ha loo noqdo, oo hadalada xanafta leh, ha la iska daayo, waxaana ku talinayaa inay inoo dhacdo Doorasho wanaagsan oo Dimuqraadiya, oo sida Doorashada Kenya aan inaga noqon, Beesha Caalamkana waxaan leeyahay Dimuqraadiyada Somaliland ka socota nagu taageera, Doorasho wanaagsana wey inoo dhici doontaa”.


http://www.xogsoor.com/waxbaa-inaga...-soo-bixin-ee-dib-haloogu-noqdo-xil-kijandhe/
 

Madaxkuti

FieldMarshalMadaxkuti
Ictiraaf is a fairy tale. Anyone sane can tell it is not possible for Sland.
If the Intl community really wanted their recognition it would have happened by now during the ICU wars when the south was crazy but this shows they never wanted it
 

Bohol

VIP
If the Intl community really wanted their recognition it would have happened by now during the ICU wars when the south was crazy but this shows they never wanted it


Indeed that was the best time for Somaliland to be recognized but now Mogadishu is peaceful and on the move and the rest of
Somalia is getting stabilized. It is game over.

:manny:
 

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
I told them ictiraaf is cursed.

They should negotiate with Koonfurians for better powersharing deal.

Why demand ictiraaf when a better powersharing deal is even good for Madows and midgaans.


They should change their whole strategy.
 

Tjioux

the pussy is never yours, its just your turn.
if they would have realize this a decade ago the could have played a big role in somali politics, but as i have said before, landers in general are emotional driven people
 
If reer landers played their irir cards right, they'd become either President or PM role in somalia for good, Abgaal President+Issaq PM would be perfect
 

waraabe

Your superior
If reer landers played their irir cards right, they'd become either President or PM role in somalia for good, Abgaal President+Issaq PM would be perfect
Kkkkkk
There is no such thing as irir, if there was those poor dir grandmothers wouldn't 'spontaneously combust'



As for president and pm, give it to raxanwayn , other hawiye and dir that you live with
 

Tjioux

the pussy is never yours, its just your turn.
If reer landers played their irir cards right, they'd become either President or PM role in somalia for good, Abgaal President+Issaq PM would be perfect
you really think its possible to sideline Darood like that?
Come on son...
tenor.gif
 

Xooshdheere

how do i use this
>when you chew so much khat that you think you are a country :ahh:

I still remember that video of head of UN mocking Somaliland independence:dead:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top