Geelka ilaliya waa luqad hadlayso laftigeeda dhinaca islamka lol. Lakin kayd kale waa loo bahan yahay oo loogu wada hadlo aduunka kale oo dahab ah, gaal iyo muslim waa isku fahma luqadasi. Dahab ganacsi ma gasho, somalida sanduq bay ku hayseen jireen, wax la iibiyo ma aha waa 100 sano laysku halayn karo hadi wax dhacan. Inta kale manta waa ganacsi, waa kor, hos uu aada. Gold is stable at all times, it's not about trading it. Individual sanduq baan haysan jirnay, lakin mid qaran ba loo bahan yahay.
Waxa kor ku socodo keliya cilmiga maskaxda which is short supply. Inta kale waa commodities perishable(agriculture) or non perishable(way isbadele kan). Tan maskaxda waa mid jogta ah oo laysku halayn karo plus if u have sanduq qaran sida loo haysan jiray sanduq shaksi, our future is bright for a long time.
Xitaa gaar ba leh sanduqka dahabka wala kala qaybiya, dhinac dalkaga, dhinac dalal kale, just incase inaysan hal meel ku burburin. Lakin dalka aad gelinayso xaladisa waa inad la socota, haday burbur ku dhow yihin, kala soo baxa dahabka lana carara, dood iyo siyasadisa lama galo, waa dahab sxb.
Or some people buried in the desert areas near the reer miyi lifestyle. Underground chambers ba lagu samaya dhulka hostisa, security culus ayaa la saara, meel ka fog magaloyinka ileen dagaal ba magaalo lagu qaada.