Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.
The ajnabis visiting this forum is probably going crazy over this thread :russ:

giphy.gif
waar weeysku dhaaxyacen :deadmanny:
 
Topigan lagama dhicin, soo dhawoow darawalka. Maxaad haysaa? Warka i sii



Shaydaan uun baa keligiis rabo inuu meel joogo kkk

Soomaaliga xageed ka baratay walaal?

Waa boqol iyo boqol. So ma nuuraysid walaal.

Topigan furinayaa waa guurka. Mid aan ula sheekaysin jirey maalin walba secondarigayga oo dhan ba imika nin kale guursaday. Ka dhacsanaan iyo calool xumo saan igu dhacday weliga isku maan arag. Bal ila taliya!
 

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Topigan lagama dhicin, soo dhawoow darawalka. Maxaad haysaa? Warka i sii



Shaydaan uun baa keligiis rabo inuu meel joogo kkk

Soomaaliga xageed ka baratay walaal?

kkk waa ruunta

Ruunti intayda badan aniga baa iis baray laakin bilaawgi waxaa ii caawiyey macaliin af soomali ii bari jiray marki dugsiga dheex aan dhigaan jiray. Wadamada skandanavia waxaay ilmaha ajinabiga uu qaabilaan in laa baro afafkoodo. Sas baan ku bartay af soomaliga laakin waqti hore bay ahayd kkkkk


Adiguna kali ma is bartay mise ?
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Waa boqol iyo boqol. So ma nuuraysid walaal.

Topigan furinayaa waa guurka. Mid aan ula sheekaysin jirey maalin walba secondarigayga oo dhan ba imika nin kale guursaday. Ka dhacsanaan iyo calool xumo saan igu dhacday weliga isku maan arag. Bal ila taliya!

Calaacal.com:mjcry:
 
Waryaa Soomali ku hadhal!

*hadal :gaasdrink:

Waa boqol iyo boqol. So ma nuuraysid walaal.

Topigan furinayaa waa guurka. Mid aan ula sheekaysin jirey maalin walba secondarigayga oo dhan ba imika nin kale guursaday. Ka dhacsanaan iyo calool xumo saan igu dhacday weliga isku maan arag. Bal ila taliya!

Kkkk waaba naxdin. Maxay ku aragtay ninka kale talow? Iska ilow sxb, haday sheekada kula waday oo marka dhambe nin kala daba carartay taasi si xun bay kuu khiyaamaysay.

Laakiin haday secondarygaaga aad la sheekeysan jirtay, wakhti xoogaa ah baa soo dhaafay, way iskakaa ilowday miyaanan aheyn? Talo waxaan ku siin lahaa, gabdhaha wey badanyihiin. Goor dambe aad is baratin mid kale, si fiican isku jir inay si xun guu gelin kkk.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top