Acuudbilah Wiiligaya ma taaban kaldiga shaahgaNa dhaaf hadaba, waxaas wa la dhaafey, inaad shaaha inantaada u kariso ba lagaa doonaya sxb![]()

Acuudbilah Wiiligaya ma taaban kaldiga shaahgaNa dhaaf hadaba, waxaas wa la dhaafey, inaad shaaha inantaada u kariso ba lagaa doonaya sxb![]()
Alla Hayaay anigana Ciyaal Hodan ayaan ahay Hooyadayna waa reer Howlwadaag balse aabahay waa straight outta Mudug
Ee abooweeAlla Hayaay anigana Ciyaal Hodan ayaan ahay Hooyadayna waa reer Howlwadaag balse aabahay waa straight outta Mudug
Haaciyaal xamar aa ahay
Anoo is ci cilinaaye aa li fahmay kkk.
Degmada holowdaag ee hooyedee ka timid
Aabahee nah
Degmada Hodan aa u maleeha ( hadda kabacdi luqadda xamar aa nigu wadda kkk)
Topigan lagama dhicin, soo dhawoow darawalka. Maxaad haysaa? Warka i sii
Shaydaan uun baa keligiis rabo inuu meel joogo kkk
Soomaaliga xageed ka baratay walaal?
The ajnabis visiting this forum is probably going crazy over this thread
waar weeysku dhaaxyacen![]()
![]()
Waar Soomali kaagi waasWaryaa Soomali ku hadhal!
Topigan lagama dhicin, soo dhawoow darawalka. Maxaad haysaa? Warka i sii
Shaydaan uun baa keligiis rabo inuu meel joogo kkk
Soomaaliga xageed ka baratay walaal?
Acuudbilah Wiiligaya ma taaban kaldiga shaahga![]()
Waa boqol iyo boqol. So ma nuuraysid walaal.
Topigan furinayaa waa guurka. Mid aan ula sheekaysin jirey maalin walba secondarigayga oo dhan ba imika nin kale guursaday. Ka dhacsanaan iyo calool xumo saan igu dhacday weliga isku maan arag. Bal ila taliya!
Dafuq waar maxaa sheegoosaAnii shukanse raba kabar qorux ah
![]()
Si fiican u soo dhawoow cinina.
Maxaa laga jeedaa maahmaahdaas? Inoo sharax walaal
Calaacal.com![]()
Dafuq waar maxaa sheegoosa![]()
Ooh okey maa saas baaInuu kudhufto kabacdi kadhaqaaquu rabaa.
Ooh okey maa saas baa![]()
Waryaa Soomali ku hadhal!