Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
One can only imagine hearing a half breed speak in Somali :gucciwhat:
Kuwa half somaliga ah anigu waaba u tixgeliyaa maadama aysan laba waalid aysan Somali ahayn, laakin adeer hadii labada waalid yihiin oo adiguna aadan luqadda aadan ku fiicnayn wax weyn baa khaldan
 
Ciyaal "Say Wallah, Fish and Chips" marka hore waan idin Salaamay. Marka xigta waxaan idin oran lahaa Luuqadda ha ilaabina ayeeydiin Cunee markaad luuqadda ku hadleysaan waxaad u maleysaa in uu 3-jir luuqadda ku hadlayo. Mid ilma adeer aynu nahay ayaa hadda inala jooga oo Af-Soomaaliga aan waxba ka garanayn wallahi waad iska qoslaysaa markuu ku hadlayo Luuqadda .
Sxb haa is weey weeyneenin
Jees jeeskan oo kale dhartiisa ee ba isku dheyin. Dadka waa la caawiya. Sababtu, kuli Soomali aa nahay. Marka waxaa qaba anigu inaa la niyad giliyo ciyaalku see ugu dadaalan barashada luqadda.
 
30 jir :susp::damn:
Alla masaakin
Qaladku waa walidka
Integration TV gabdha barnaamajka soo bandigto waa qof da’adaadi laba jibaarkis jirto kkkk
Somaligeedi nah waa jajab
Gabadha ma ceynooyo
Lakin waa hooyo weyn oo ilma dhashay
Lakin wee isku dheyda ayadu mashallah

:damn::damn::damn: Laba jibaar kuteh

Alla ma waxaad ka hadleysaa dhuqda Hodan nalaayeh, wallahi waa run. Hooyooyinkeen bay isku da' yihiin.Waa arrin lagaa xishoodo! laakiin maxay la baran la'dahay soomaaliga? Sowtay had iyo jeer soo bookhato wadanka?!

Uff, madax xanuun baan ka qaaday, waxaad meesha ku soo walwalaaqdeen

Ku walaaqdeen? Meesha waxbaa lagu baranayaa ! Xageed nooga soo gashay. Bal wax faa'ido leh inoo sheeg, markay dadka isku deyaan inay somaaliga bartaan sidaan baalagu qoslaayaa. Waa laga fiican yahay sxb :faysalwtf:
 
:damn::damn::damn: Laba jibaar kuteh

Alla ma waxaad ka hadleysaa dhuqda Hodan nalaayeh, wallahi waa run. Hooyooyinkeen bay isku da' yihiin.Waa arrin lagaa xishoodo! laakiin maxay la baran la'dahay soomaaliga? Sowtay had iyo jeer soo bookhato wadanka?!

Ku walaaqdeen? Meesha waxbaa lagu baranayaa ! Xageed nooga soo gashay. Bal wax faa'ido leh inoo sheeg, markay dadka isku deyaan inay somaaliga bartaan sidaan baalagu qoslaayaa. Waa laga fiican yahay sxb :faysalwtf:
Eee Saxiib :ulyin:
Ma adiga soddon sano ku socdo
?
Wa igu dheele:trumpsmirk:
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Sxb haa is weey weeyneenin
Jees jeeskan oo kale dhartiisa ee ba isku dheyin. Dadka waa la caawiya. Sababtu, kuli Soomali aa nahay. Marka waxaa qaba anigu inaa la niyad giliyo ciyaalku see ugu dadaalan barashada luqadda.

Ciyaal Say Wallahi miyaa niyadda loo dhisaa? Waxayba Af-Soomaliga ka aaminsanyihiin inay tahay af ay ku hadlaan cawaanta, waa ciyaal wareersan oo suuraha ayaa laga badiyay. Waxay u baahanyahiin Dhaqan-Celis rasmi ah oo Tuulooyinka loo diro.
 
Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Ciyaal Say Wallahi miyaa niyadda loo dhisaa? Waxayba Af-Soomaliga ka aaminsanyihiin inay tahay af ay ku hadlaan cawaanta, waa ciyaal wareersan oo suuraha ayaa laga badiyay. Waxay u baahanyahiin Dhaqan-Celis rasmi ah oo Tuulooyinka loo diro.
Ciyaalka xagga marka dhaqan celis loo geey jecliyaa khaasatan tuulooyinka yar yar ee Somalia way ku wareeran caadi bay isula hadlaan, saddex sweden laga keenay oo buur buuran waan ka naxi jiray
 
Run baad sheegtay. Qaar badan oo luuqada ka faanayo baa jiro, oo badow kuu haysto markaad soomaaliga ugu la hadashid. Hal mar dhirbaaxo mash in laga siiyo weeyan. Laakiin kuwa daacad ay ka tahay inay bartaan in lagu jees jeeso waa laga fiicanyahay
 
Ciyaal Say Wallahi miyaa niyadda loo dhisaa? Waxayba Af-Soomaliga ka aaminsanyihiin inay tahay af ay ku hadlaan cawaanta, waa ciyaal wareersan oo suuraha ayaa laga badiyay. Waxay u baahanyahiin Dhaqan-Celis rasmi ah oo Tuulooyinka loo diro.
Kkkkkk
Anigu Been ma sheegayi
Runtii waa kula wafaqsan ahay
Lakin dadku waxee iloobsan yahiin, inuu walidka barabarinta ilmaha shuqulkiisey yahay. Haddu cuniga qadka ka dhacay ama somali neceeb yahey ama somaaliga ka faanaayo ama ka yasaayo. Walidku qaladka wax u ka lee yahay.
Maxa dhacay ii weedi?
Li’annna walidka marku cuniga af ingriiska ugu la hadlaaye ok ee asiga la eheed. Mar mar qarkod aa waldku nafterkiise asaa ba ingriska ugu jawaabayo. Marka runti waladka uu qaladka ka soo askumay. Asaa idihin(fasax giliye) seeye inuu cunigan inu ingriska ku hadlo iyo
Ama dhaqankiise ihtimaam siinin
Ama inuu ilmaha qurbaha kalee camal inuu u dhaqmo
See waye marka
Cuniga dhaqan celi ma ubaahno
WALIDKA AA DHAQAN CELIS IYO KARBASH/DILL U BAAHAN
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Ciyaalka xagga marka dhaqan celis loo geey jecliyaa khaasatan tuulooyinka yar yar ee Somalia way ku wareeran caadi bay isula hadlaan, saddex sweden laga keenay oo buur buuran waan ka naxi jiray

Wallahi mid aynu ilma adeer nahay oo balaayo iska dhigi jiray gym iyo biro ayuu Ingiriisku ku qaad-qaadi jiray ayaa Soomaaliya lagu soo tuuray wallahi siduu noqday haddad arki lahayd wuxuu cabi jiray sigaar iyo wax balaayo ciddiisii ayaa Bishii wax yar usoo tuuri jirtay xitaa lacagtaas waa laga jaray kadib wallahi waa uu toosay oo waaba xaafidul Quraan hadda naagna waa guursaday. Ingiriiska ayuu ku laabtay!
 
one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
Ku walaaqdeen? Meesha waxbaa lagu baranayaa ! Xageed nooga soo gashay. Bal wax faa'ido leh inoo sheeg, markay dadka isku deyaan inay somaaliga bartaan sidaan baalagu qoslaayaa. Waa laga fiican yahay sxb :faysalwtf:

Walaalo Canabeey, iga walle, kumaan qoslayn dadkee, ee waan ku yara dawakhay uun waxay soo qoreen. Iska sii wata waxbarashadiina, waxba idinkama sii dhex galayee.:dabcasar:
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
:browtf:
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

Waryaa adiga horta soo abgaal matihid? Sweden ayaan ku dhashay mar-marsiyo kuuma noqoto waa in lagaa tuuraa Masagawaay iyo Ceel-dheer aabahaa weydii si wacan ayuu u garanayaa degmooyinkaa. Mida kale haddii aad garanayso jufo absuge la dhaho oo ka tirsan abgaal waxaa jira wiil Ruush ah oo wallahi aadanba is dhahayn waa Soomaali oo Soomaligana kaa badiya he even has his funny abgaal accent.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top