kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkIdil waa magac dumar wuxuuna la micna yahay "complete", idil waa gabar udhan ama u dhammaystiran dhinac walba, sida xagga muuqa iyo dabeecadda, aadaabta iyo socodka etc ... Waalidkeeda magac fiican ayay ula bexeen gabadhooda.
Waxaan ka baqayaa hadda Idil inay kasoo cararto kii nalaga tagay waa hore oo naga qaatay, markay amaantayda akhriso, illayn horaa loo yiri "caqli dumar oo fadhi nin(sheeko nin kale) kaaga dambeeyay, kaad ku ogayd ma ahan".
maahmahda ma fahmin
adna magaca
jzk