This is quite embarrassing and another slap in the face for Karaash, according to BBC news and PP linked below the recently nominated ministers by KaraashGreen are not even allowed to visit the HQ of the ministry their were nominated for.
Karaash's calls to PL supreme Court to perform the swearing cermony were ignored.
www.bbc.com
puntlandpost.net
Karaash's calls to PL supreme Court to perform the swearing cermony were ignored.

Halkee marayaa xarig-jiidka Karaash iyo Deni? - BBC News Somali
Guddi ka kooban dhowr iyo toban xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa magaalada Bosaaso kula kulmay madaxweyne ku xiigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa maanta ku amray guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari Abukar Cabdinuur Jaamac in uu dhaariyo labada kamid ah wasiirada magacaaban balse gudoomiyaha ayaa ka cudur-daartay hawshaas.
Guddoomiyaha maxkamadda sare Axmed Maxamed Yuusuf Taaran oo la wacay ayaa isna sida la sheegayo taleefonka ka jawaabi waayay

Wasiiro uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland oo weli la la'yahay cid dhaarisa – Puntland Post
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in aan weli la dhaarin wasiiro uu dhowaan magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi… Sii akhri
