Walaladeen Koonfurta Somaliya
waxbarashada d
mapka Somaliya halagu celiyo
Aryaa saxaraha puntland
maad noosheege kulahaa
Waxaan leeyahay dadkani
#bariis_caanoolaha &
#Timir_cumaaniga &
#kaluunka &
#Hilib_Ariga &
#kuruska__qaarcas ayay cunaan
Dhaqan uma leh cunista iyo beeraha __
#muuska &
#digirta &
#garowka &
#sinsinta &
#sabuulka
Reer koonfureedow __ hadaad dhul_barwaaqo joogtan
#Dooxyada_Nugaal__ 32-sodon iyo labo heesood oo qaraamiya malahaadeen
#Karkaar __ mahaadeen 14_ toban heesood oo qaraamiya
#Sanaag __ iska ilow __riwaayad dhan ayaa ahayd dhaxamaha sanaag iyo cunista baruurta
#Ciidka_mudug __iyo hawdka doollo __ dhaxal uma heleen 9-sagaal heesood
#Koonfurta_Somaliyana
__ dhaxal uma hesheen afar heesood oo qaraamiya_
#baladwayne &
#jilib_jamaame &
#isha_baydhabo #cadale
Dadka Reer
#puntland
wuxuu dhaxal u leeyahay Geedka afrika ugu qaalisan
#Xiji
#Maydi
#Faleen
#Foox
1_Halka Killo waa 25-shan iyo laabaatan dollar
Halkii geed waxaa laga guraa
40_ afartan Killo oo ah
#Xiji
#Maydi.
#Faleen
#Fooxa
Waxaa laga sameeya
#Udug ama
#carafta
Sido kale
Buuraha_silsilada Golis __ Ee afrika ugu qabow waa Puntland
Buuraha_silsilada_calmadow __ Ee aan qoroxda laga arag waa Puntland
Buuraha_silsilada_calmiskaad Ee qaarada afrika ugu carafta badan waa Puntland
Dhulkaa waxaa ku teedsan __ deegaanka ugu badan puntland
Reer koonfureedka waxaan kula talinayaa Iskudaya inaad fahantaan Oraahyada fanaaninta idinka dhashay
Magool
Xassan Aadan
Juba
Sanka
Hanuuniye
Barashada dhulkaad utaqaan saxaraha
Puntland
iyo somaliland kuwaasa Geed Geed idin baraya