Puntland Pictures & Videos

Laagite

الداروودي
Puntland coastal towns.

1.Garacad
2.Laasqoray
3.Jiitama
4.Ceelaayo
5.Yoos
6.Qandala
7.Buruc
8.Garduush
9.Dhanaane
10.Kulule
11.Suuj iyo Garmaal
12.Gumbax
13.Raas Bina
14.Bareeda
15.Caluula
16.Murcanyo
17.Geeseley
18.Hantaara
19.Boosaso
20.Gabac
21.Bacaad iyo Buur gaaban
22.Kulub
23.Eyl
24.Bandar Bayl
25.Hurdiya
26.Xaafuun
27.Baargaal
28.Raas Casayr
29.Tooxin
30.Sayn
31.Xaabo
32.Butiyaalo
33.Mareero
34.Qaw
Durduri
Gacan
Qoricad
Dhabgo
Geelweyta
Dabra
Waqdariya
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Walaladeen Koonfurta Somaliya
🇸🇴
waxbarashada d
🗺️
mapka Somaliya halagu celiyo
Aryaa saxaraha puntland
🇸🇱
maad noosheege kulahaa
Waxaan leeyahay dadkani #bariis_caanoolaha & #Timir_cumaaniga & #kaluunka & #Hilib_Ariga & #kuruska__qaarcas ayay cunaan
Dhaqan uma leh cunista iyo beeraha __ #muuska & #digirta & #garowka & #sinsinta & #sabuulka
Reer koonfureedow __ hadaad dhul_barwaaqo joogtan
#Dooxyada_Nugaal__ 32-sodon iyo labo heesood oo qaraamiya malahaadeen
#Karkaar __ mahaadeen 14_ toban heesood oo qaraamiya
#Sanaag __ iska ilow __riwaayad dhan ayaa ahayd dhaxamaha sanaag iyo cunista baruurta
#Ciidka_mudug __iyo hawdka doollo __ dhaxal uma heleen 9-sagaal heesood
#Koonfurta_Somaliyana
🇸🇴
__ dhaxal uma hesheen afar heesood oo qaraamiya_ #baladwayne & #jilib_jamaame & #isha_baydhabo #cadale
Dadka Reer #puntland
🇸🇱
wuxuu dhaxal u leeyahay Geedka afrika ugu qaalisan
#Xiji
#Maydi
#Faleen
#Foox
1_Halka Killo waa 25-shan iyo laabaatan dollar
💰

Halkii geed waxaa laga guraa
40_ afartan Killo oo ah
#Xiji
#Maydi.
#Faleen
#Fooxa
Waxaa laga sameeya #Udug ama #carafta
Sido kale
Buuraha_silsilada Golis __ Ee afrika ugu qabow waa Puntland
🇸🇱

Buuraha_silsilada_calmadow __ Ee aan qoroxda laga arag waa Puntland
🇸🇱

Buuraha_silsilada_calmiskaad Ee qaarada afrika ugu carafta badan waa Puntland
🇸🇱

Dhulkaa waxaa ku teedsan __ deegaanka ugu badan puntland
🇸🇱

Reer koonfureedka waxaan kula talinayaa Iskudaya inaad fahantaan Oraahyada fanaaninta idinka dhashay
Magool
Xassan Aadan
Juba
Sanka
Hanuuniye
Barashada dhulkaad utaqaan saxaraha

Puntland
🇸🇱
iyo somaliland kuwaasa Geed Geed idin baraya

 

Trending

Top