Puntland Healthcare News

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
#Ceelaayo ayaa laga dhisay xarunta xanaanada hooyada iyo dhalaanka magaalada ayaan hore ulahayn goob caafimaad, hooyooyinka umusha ah ayaa loo qaadi jiray magaalada Boosaaso iyadoo waliba wadadu ay tahay mid raf iyo buuro ah, waxaana dhisay qurba joog.....















 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Qualified Midwifery
Waxa kalo u fariistay Practical exam ka Midwifery ga Arday ay tageerto Hayada UNFPA iyo Wasarada caafimaadka Dawlada Puntland ardaydaaso laga keenay Tuuloyinka oo dhiganayey mudo labo sano ah hadana uso dhamaaday.


















305192548_560514579205922_1520209891344888125_n.jpg
 

Trending

Top