Waxaan maalintii labaad nooga socda Caasimada Dalka Rwanda ee Kigali shirweynaha Afrika ee Duulista iyo Hawada oo ka Dowlad Puntland ahaan casumad ka helnay martigaliyayaasha shirka.
Shirkan oo uu daahfurey Madaxweynaha Dalka Rwanda
Paul Kagame ayaa inta uu socdo ka Puntland ahaan waxaa kusoo bandhigayna Horumarinta Garoomada iyo duulimaadyada caalamiga ah ee Puntland ka jira, Madama shirku kasoo qayb galeen in ka badan 1,100 qof oo ka kala socda 84 waddan oo isugu jira wasiirro , wakiillo, madaxda shirkadaha diyaaradaha iyo khubaro kale.
#avaf22