Puntland Airports: News & Development.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waxaan maalintii labaad nooga socda Caasimada Dalka Rwanda ee Kigali shirweynaha Afrika ee Duulista iyo Hawada oo ka Dowlad Puntland ahaan casumad ka helnay martigaliyayaasha shirka.

Shirkan oo uu daahfurey Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kagame ayaa inta uu socdo ka Puntland ahaan waxaa kusoo bandhigayna Horumarinta Garoomada iyo duulimaadyada caalamiga ah ee Puntland ka jira, Madama shirku kasoo qayb galeen in ka badan 1,100 qof oo ka kala socda 84 waddan oo isugu jira wasiirro , wakiillo, madaxda shirkadaha diyaaradaha iyo khubaro kale.
#avaf22




306646238_535943711864759_5835002391992608687_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@warside We attending international conferences, we need to develop Puntland independence profile, as his card says Puntland not Somalia.

306567561_535944111864719_9055917058687636809_n.jpg



This is one thing I like about HSM. He doesn't care for international protocol, he allows PL to do it's own thing unlike farmaajo who put a stop to all this.
 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

Periplus

It is what it is
VIP
When are they finishing the Galkacyo Airport upgrade, AY airport has been unfinished since 2014??

It supports a larger region and is also more of a transportation hub when you consider its central location and proximity to Garacad port.

Abdiweli failed his promise of three airports in three years imo.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sawirro: Dhismaha wadada diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo qurxinta wadada isku xirta garoonka iyo magaalada oo la dhameystiray.












 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

Trending

Latest posts

Top