Kenya says its troops will not leave Somalia anytime soon and SNA is not capable of taking over the security of the capital city yet alone the south

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
The Kenya government has affirmed not to withdraw its defense forces from Somalia until the security conditions improve.

Somalia had previously said that its national troops can successfully take over the security of the country without foreign troops from the next year but so far SNA is an capable of securing the capital city yet alone the whole south.:mjkkk::mjcry:
KENYA: CIIDANKEENU WAKHTIGA DHOW KA BIXIMAYO SOOMAALIYA

Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Kenya gen. Robert Kibochi, ayaa sheegay in ciidamada Kenya aysan Soomaaliya ka bixi doonin wakhtiga dhow.

Taliyaha oo wareysi gaar ah siiyay telefishinka laga leeyahay waddanka Kenya ee KBC, ayaa sheegay in Soomaaliya ay xasilooni-darro ka jirto, sidaas darteedna ciidamada Kenya aysan ka bixin doonin.

Gen. Robert Kibochi ayaa tilmaamay in ciidamada Kenya ay sii caawin doonaan kuwa Soomaaliya, inta laga xaqiijinayo nabadda iyo xasiloonida dalka.

Taliye Kibochi ayaa xusay in ciidamada Soomaaliya aysan weli hanan karin amniga guud ee dalka, islamarkaana aysan ka maarmi karin taageerada ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

PUNTLAND POST

 
Top