Jeegan consolidating control

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
C/ laahi yuusuf waa ninka somali maxamed jar ka tuuray fitnad iyo khiyaano qaran waxaan ahayn lagama arag waaba ninka ethiopia u galay 1978 !
Yaa u dirsaday maamulka puntland federalism iyo muqdisho ?
Ilaa iyo maanta meesha majeerteen waxu ka wado garan mayo
Odaygii tolka ahaa geesi : maxamed siyaad barre AUN ayaa libaaxa ahaa oo siyaasadiisa fahmay jirnay .
Puntland iyo somaliland qabiilka kaliya ayay ku kala duwan yihiin ee labaduba waa laga maamula sirdoonka ethiopia oo waa isku mid cadow ku ah dalka somalia iyo dowloda federlaaka

SSDF been haka sheegin. Dad maato ama shacab ah ma laayin sida USC. SSDF way ku kala tageen arinti ethiopia waana sababta ugu wayn ay uu burburtay. Abdillahi yusufna hadu ethiopia la jiray, xabsi lama geliyeen adeer. Majerten wax ka wadanisan ma jire beenta daa.

Hal siyasi oo majerten ah lama haayo bililiqo iyo hanti somaliyeed haysto ama mid qaran. Halka hawiye intu dhacay nacas loo sheegi maayo iyo cumar carte inu iibsaday dayuradi somali airways in jeddah somali dhan ba og. War boowe kelebkasi aad aminsan tahay ali khalif soo ma ahayn ki dhacay warshadi mareeray ee jubaland oo kenya ka ibsaday halku ka keenay lacagtasi somtel uu gashaday isma waydin miyaa? ceebtasi oo kale majerten malahan, hantigi siyad noogu tagay sideedi weeye. Weli Bosaso electric companyga waa ki siyad barre. saldhiga darawishta garowe wa ki siyad barre. Jidki galkayo illa bosaso waa jidka ugu socodka fican somalia oo la ilaliyay halka tan aado hamar google earth ka firso xitaa jidki dhan ayaa la fiqday oo la cunay iyo farmajo ayaa yiri kelyaha ayaa ii xanunay markan galmudug maraye halka puntland raaxo. Galkayo weli airportki iyo saldhiga siinay waa sidisa oo siyad noogu tagay. Hanti laga haysto somali oo idil kama jira puntland ama somalia inteeda kale laga reebo hamar.

Stop lying duli yahow wasaqa ah oo majerten neceb lagu soo koriye.
 
Doctor waxay isaaqan aad ka baqaysa ciidanka somaliland ee gobolka sool jooga macaa dirta waqooyi marka lagu daro waa 8000 oo 200 tikniko wata lolz maaha ciidan sida u weyn oo dhul badan qabsan kara Aniga soo arkay
Adigu fulaynimada iska daa
 
War anigu waan kugu racsan ahay in la karbasho isaaq iyo kuwa la jira oo aan loo abbe yeelin waa runta, jamac ali jamac looma abbe yeelin marku ina qasim uu galay, kuwi alitihaadki ahaa looma abbe yeelin markay bosaso soo weerareen. Kuwi malin dhowayd shabab badda ka soo galay looma abbe yeelin. Kuwi qandala soo galay the same. Kuwa galgala looma abbe yeelin illa manta

Wa runta in loo abbe yeelo nimankasi dhulbahante la shaqaynayo isaaq waa arin lala yaabo run ahanti, mana fahmi waxay ku kala duwan yihin kha'inka puntland hadu sool joggo ama hadu qandala joggo. PL ayaanan ogayn waa mamulki keliya si nabad ah uu dhismay oo aan dhiig daadan iyo xoog iyo qasab jirin waana ku muqadas ah inay difacdo dadki oo si nabada ah puntland ku soo biiray. Wax ma tarayso hadi aadan difaci karin dadka mamulka oo lagu soo xad-gubay siiba dhinaca xooga iyo qasabka ileen somalilandtu xoog iyo qasab bay ku dhisantay markeedi hore. Waxaa naga maqan good politicians to sell puntland to somalia and the world. We are the only real administration in somalia that is done lawfully and peacefully we should sell that as greatest achievement because no other administration has pulled that off not even somaliland.
 
Last edited:
SSDF been haka sheegin. Dad maato ama shacab ah ma laayin sida USC. SSDF way ku kala tageen arinti ethiopia waana sababta ugu wayn ay uu burburtay. Abdillahi yusufna hadu ethiopia la jiray, xabsi lama geliyeen adeer. Majerten wax ka wadanisan ma jire beenta daa.

Hal siyasi oo majerten ah lama haayo bililiqo iyo hanti somaliyeed haysto ama mid qaran. Halka hawiye intu dhacay nacas loo sheegi maayo iyo cumar carte inu iibsaday dayuradi somali airways in jeddah somali dhan ba og. War boowe kelebkasi aad aminsan tahay ali khalif soo ma ahayn ki dhacay warshadi mareeray ee jubaland oo kenya ka ibsaday halku ka keenay lacagtasi somtel uu gashaday isma waydin miyaa? ceebtasi oo kale majerten malahan, hantigi siyad noogu tagay sideedi weeye. Weli Bosaso electric companyga waa ki siyad barre. saldhiga darawishta garowe wa ki siyad barre. Jidki galkayo illa bosaso waa jidka ugu socodka fican somalia oo la ilaliyay halka tan aado hamar google earth ka firso xitaa jidki dhan ayaa la fiqday oo la cunay iyo farmajo ayaa yiri kelyaha ayaa ii xanunay markan galmudug maraye halka puntland raaxo. Galkayo weli airportki iyo saldhiga siinay waa sidisa oo siyad noogu tagay. Hanti laga haysto somali oo idil kama jira puntland ama somalia inteeda kale laga reebo hamar.

Stop lying duli yahow wasaqa ah oo majerten neceb lagu soo koriye.
DR : caadi matihid walaahi meesha faankii mj la yaqaanay baad ku haysaa ! Yaa ku sheegay inaan Aaminsanahay tuug : cali khaliif ? Odayga nolosha ka dhacay warkiisa iga daa
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
You son of a @Libaaxa cayn we lost about 100-150 million in mogadishu you know that right? that's being generous between 2004-2009 a 5 year period on bosaso port revenues of 2 million a month. 2 mill x 12 month is 25 mill a year x 5 years. Forget the road taxes, business, and other taxes, that's just the port and that's not including 98-2004 period how much we spent on these aboriginal niggas. Don't forget the time period 1998 till 2009 which is what most puntites are furious about and how much more advanced we would be now if he had that time and las anod may not have left. Which I also agree with!!! @Farm Equipment @Abdalla @Crow @Boqor Quark Boqor Cisman @Reiko @Reer-Bari @Cognitivedissonance
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
C/ laahi yuusuf waa ninka somali maxamed jar ka tuuray fitnad iyo khiyaano qaran waxaan ahayn lagama arag waaba ninka ethiopia u galay 1978 !
Yaa u dirsaday maamulka puntland federalism iyo muqdisho ?
Ilaa iyo maanta meesha majeerteen waxu ka wado garan mayo
Odaygii tolka ahaa geesi : maxamed siyaad barre AUN ayaa libaaxa ahaa oo siyaasadiisa fahmay jirnay .
Puntland iyo somaliland qabiilka kaliya ayay ku kala duwan yihiin ee labaduba waa laga maamula sirdoonka ethiopia oo waa isku mid cadow ku ah dalka somalia iyo dowloda federlaaka

Keleb yahow kelebka dhalay ha nagu celin tarikhda hore. Yaa idin yiri uu gala shacabka hawiye guryahooda oo nagahooda ku kufsada adiga siita kofiyada gaduudan, xaq daro badan ayad ka gasheen shacabka dhinaca muqdisho oo aysan majerten idin ku tageeri jirin waana arinta naga yaabisay markay USC anaga na xasuqeen ileen maba ku jirin dagaalka waqtikasi socday, shacab baanu ahayne. Alot of somali civil war is because of you guys MOD and also the other clan genocider sida USC/SNM who killed majerten and wanted to throw us into the same 'pile' of darod when we were not actively involved either in the government nor did we have any rebel group functioning.

At least with MOD they didn't genocide people, but they did rape women and kill individual hawiye who were providing support to USC at the time and why I don't blame MOD for the fall of the government, they were ensuring the state is functioning from these 'rat clan based rebel groups' who were sent from ethiopia to destroy their nation. This is why till this siyad barre is respected among puntites and the reason we didn't take his name 'father of the nation' and decided it's better suited we call puntland the 'mother of the nation' because that's what we are. We look after somalis like a mother does.

But these rat clan genociders hawiye and isaaq will suffer for what they did in 91, no real darod will let go off that deep down and puntland is so darodist now, it's not even funny even the people who never used to be are.
 
You son of a @Libaaxa cayn we lost about 100-150 million in mogadishu you know that right? that's being generous between 2004-2009 a 5 year period on bosaso port revenues of 2 million a month. 2 mill x 12 month is 25 mill a year x 5 years. Forget the road taxes, business, and other taxes, that's just the port and that's not including 98-2004 period how much we spent on these aboriginal niggas. Don't forget the time period 1998 till 2009 which is what most puntites are furious about and how much more advanced we would be now if he had that time and las anod may not have left. Which I also agree with!!! @Farm Equipment @Abdalla @Crow @Boqor Quark Boqor Cisman @Reiko @Reer-Bari @Cognitivedissonance

War ninyahow barito shaqa iga dambaysaa oo waan hurdaa tagaya ee ka jawaab adeer raalibah 150 Million inay puntland ku bixiyso muqsisho 2004-2009 yaa u dirsaday ?
Dhulka harti inay ku baxdo maxaa u diiday ?
Puntland ma waxay ka shaqaysa danaha ethiopia mise harti daarood ?
Adeer dee anigu ma'ihi reer laas caanood waxay laascaanoodan aad ii daba wada 24/7
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dr cayda jooji sow adiga ciyaal noqday
Waxaan ku haystay nin weyn oo DR ah lolz
SALAMA

Your only safe in PL because wax ka si daran ayaba timiye oo ka daran siyad iyo mod, waxaa yimi niin waalan habar gedir oo mar usc iyo balaayo gacanta ku sita iyo mar irir iyo balaayo snm sita iyo mar wadaad buu iska dhiga sida dahir aways iyo galgala 92, marna walalaha galgaduud weeye, waxanu sugayna keliya wejiga kale uu la imadi doono kelebku ehlu naarka ah oo maydkisa iyo inta ka dhimatay aanan ka dhiman somali idil. You are very lucky we saw monsters far worse then anything siyad barre was to now adore siyad barre in puntland. Xalimo soofe ayaa saxsanayd markay tiri hawiye wuxu insaan ku ahaa darod ku dhexjirkisa. He is human because of darod, if he is left to his own devices, we see now 30 years of mayhem and chaos. He has no history that's why besides keenadiid sultanates which he refuses to return too and prefers being aboriginal. He is basically lost as he can't fit in with abgaal as they dont share the same history or territory, and he wont go back to keenadiid people the majerten as he hates them so we can guide him. So he just becomes a mess, a lost cause in the wilderness.
 
Last edited:
Your only safe in PL because wax ka si daran ayaba timiye oo ka daran siyad iyo mod, waxaa yimi niin waalan habar gedir oo mar usc iyo balaayo gacanta ku sita iyo mar irir iyo balaayo snm sita iyo mar wadaad buu iska dhiga sida galgala 92. You are very lucky we saw monsters far worse then anything siyad barre was to now adore siyad barre in puntland.

Marxuumka markaad soo hadal qaadayso ku dar ilaahay ha u naxariisto Aabhii umadda soomaaliyeed guulwade maxamed siyaad .
Wiil yar oo title-ka DR iska sitaah baad tahay
Jeegaan iyo cusmaan maxamoodba waxaad u bahan tihiin karbaash cusub waad kibirkii baa idinka batay
Usc iyo ciidamada ibliisba ilaahay ha idin soo diro
 
War adigu kama soo bixin hawshina sidi 1960ki aad ka soo baxday oo insaan ka dhigtay id00rku oo somalinimo bartay oo wuxu ahaa somali dhan ba ogge queen elizabeth hosteeda ayuu aminsana oo mantana ku noqday ileen tarikh kale ma hayste kelebku ehlu naarka ah. Anagu hawsheena dhinaca koonfurta waan hayna, adiguna hawshina dhinaca waqoyi waad ku jabteen sxb inaad somalinimada bartid. Ileen tarikh kale uu haysto adiga iyo darawish ama queen elizabeth ma jiree, soo xeero geli kelebku waba heeshishki puntland in somali la radiyo. Wa sidi darawishti waagi horey adigu dhinacasi iyo aagasi saldanadina ka hirgeliya, anagana koonfurta ayaan ka hirgelinayna. Darod politics hasnt changed much since the pre colonial days even till today.

Wa aragta hadu tarikh lee yahay kuma laabteen queen elizabeth, tarikhdisa halkas bay ka bilabanta dee. Hawiye balaayada haysto waa aragta ma raban inay ku noqdan xeerodooda keenadiid iyo imamki abgaalna ma raban inay uu galan oo ka amar qaatan.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Doctor waxay isaaqan aad ka baqaysa ciidanka somaliland ee gobolka sool jooga macaa dirta waqooyi marka lagu daro waa 8000 oo 200 tikniko wata lolz maaha ciidan sida u weyn oo dhul badan qabsan kara Aniga soo arkay
Adigu fulaynimada iska daa
8,000 with 200 Tekniko is kinda a lot.
 
6000 bay ahaann jiriin laakin dagaalkii 15 may kadib gurmad 2000 ilaa 1500 baa maamulka somaliland kusoo daray una badan habarjeclo waa sida sarkaal jaamac siyaad ah oonka tirsan ciidamada somaliland ii sheegay laakin xaqiiqda ilaahay baa og
Hada kolayba way kala tageen laakin markay xaalad dagaal jirto waxay noqdaan 7000 ilaa 8000
 
Waan fahmay habar jeclo inay ciidanka yihin, ileen kuwa la gabto mar walbo waa iyaga ma aha sacad muse wa fuley xaar wayn, dagaal uu galay lama haayo tarikhda laga reebo ti garhajis oo in-yar lagu gabtay dagaalku siday videoyada sheegayan. These niggas don't fight sxb sacad muse, waxan uu bixiya dirac muse ninka la wareego ayaa dirac uu xiro kkkk, dagaal uu galay tarikhda kuma qornee. At least majerten sidad doontid uu cay lakin dagaaladisa waa caan waana qoran tahay. Sida Ti Darawish iyo Boqortoyadi. Sida Ti Galkayo iyo aideed. Sida Ti Galgala iyo dahir aways iyo tan malin dhawayd, Tan Adhicadeeye, tan shabab ee xeebaha mudug. War anagu qualityka ciidankeena bay wax ka sheegan lakin aar ha dhahan majerten dagaal ma galo, sacad muse dagaal galay lama maqlin niyahow iskaba daa in qualitykisa la cabiiro.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
6000 bay ahaann jiriin laakin dagaalkii 15 may kadib gurmad 2000 ilaa 1500 baa maamulka somaliland kusoo daray una badan habarjeclo waa sida sarkaal jaamac siyaad ah oonka tirsan ciidamada somaliland ii sheegay laakin xaqiiqda ilaahay baa og
Hada kolayba way kala tageen laakin markay xaalad dagaal jirto waxay noqdaan 7000 ilaa 8000

:damedamn:
Kolay waa ciidaan Xoogan

Xaga Puntland imisaad ku qayaasi lahayd?
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Jeegaan never won HY ayaa samray, there is difference. PL ayaa samray marki 4.5 loo keenay, when I have to sit in a parliament and have the same quota as murusade who only has 1.5 districts half elbur and daynile., it's called sabr not defeat. I must commend HY they have shown a-lot of patience with jeegaan, lakin dil iyo xasuuq baad korkooda ka wada even after they took a raw fuckin deal in the SL project, you still adding killings and isku dir against HJ which is clear not only do u want to dominate them you want to 'eradicate' them from districts and make it HJ in the end. Anyone who puts up with that shit is just a true nacas. Jeegaan maba xishoodo, after scoring the whole damn state and economic lifelines for habar awal, you still not satisfied nigga? war wuxu xoolo miyaa mise wa dandansi mise waa qorshe ciribtirin HY. Somalidu ma xishoodan badankooda illa la edbiyo.
 
Sorry for crashing the desert ppls party .but what the f*ck is a jeegan ? Is it a bag of rice?
Is it some sort of langaabs us southerners never heard of ?
Someone explain plz and thank you .
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top