Woke1.4rm.Shibis
VIP

Xog: Guudlaawe oo soo diiday qorshe ay Jowhar u tageen xubno wakiil ka ah Fahad - Caasimada Online
Jowhar (Caasimada Online) – Sida ay ogaatay Caasimada Online, waxaa guul-darro ku soo dhamaaday safar maalmo qaatay oo Jowhar ay ku tageen xubno uu dirsaday oo wakiil ka ahaa Taliyihii hore NISA Fahad Yaasiin. Xubnahaas oo ay hoggaaminayeen wasiiru dowladaha gaadiid ee XFS Cabdiraxmaan Dheere...

Xogaha ugu dambeeya ee aan ka heleyno Jowhar waxay sheegayaan in xubnihii uu soo wakiishay Fahad Yaasiin ay dib ugu laabteen Muqdisho, iyagoo wax natiijo ah aan ka sidin Cali Guudlaawe.
