Hero who fought with SSC and you’ll never guess his background

waxaanu qabyaalad maha ina adeer
waa aqoon isireed :mjswag:
Walalo waxaad leedahay Aqli dameerka. nin wax bartay sidan kuma hadlo. shalay baad miyi ka carartay. qabiil kasta oo aad isku dayday inaad caydo, weligaa heerkooda gaadhi maysid.
 
Cid aan caayi ma jidho walaal mcn, haday saas tahay, cadeenka soo bandhig. teeda kale ma miyiga baa ka faanaysa, waa dhaxalkii awoowgaa. ilbaxnimadu heer waxaad ka gaartay inaad dhaqankeeni macanaa aad wax ka sheegtid. :yacadiim:
 
You implied in order to be Ilbaax one must be either Darood or Isaaq. waa maxay Dir? Ka warran Raxanweyn mise Hawiye? Can those groups not he Ilbaax?
 
You're drawing your own implications from what i said, all i mentioned is it rules some people out, didnt mention who?:wow1:
 
Trending

Latest posts

Top