KinsiHilaac
Pretend there is a title here
Youtubeka waxa kujira hees la dhaho Diryam waxana heesa Khadiijo qalanjo
Erayaha ka mid ah waa
“ Diriyam ohoo diriyam,
Diriyam dhooxada ka yeer
Diriyam oo dhiririglee
Diriyam weligaa ha damin
“
Marka sideey uu hesayso beey wexey leedahay “ Durbaan, dadkuu waa madow, durbaan hiddahaaga doon”
Ani marka waxan u qaatey ineey madow oga la jeedo madownimada dadka midab ahaantooda
Laakin waxaan isdhahay amaan wax khaldey
ameey ka wadey dadku ineey qalbi jabeen oo rajo beeleen oo sababtaasi eey ugu xejinayso “ Hiddahaaga soon” dhaqan raadsasho eey nagu wacayso.
Bal fikradaada ila qeeybso maxeey “ Dadku waa madow” ka wadey