Mareero was going to be deep-sea port
Fursaddu Maalin Ayay Nasoo Martay
Hadaanu Nahay Reer Bari .
Dhagax Dhiga Dekkeda Mareero Maalin Ayay Ugu Dhowayd Lkn Fursad Kale Ayaa Noo Hartay .
Maalintaas Tarikhdu Waxay Ahayd 9-April 2014 , Waxaa Bosaso Yimid Wafti Turki ah Waxay Qiimayn Ku Sameeyeen Dekkeda Bosaso Oo Markaa La Rabo In La saxiixo Concession Agreement Dhismaha Dekkeda Waxaa Ku Wareegay Shirkadda DWORLD .
Warbixinadda Markaa Ay Bixiyeen Khubaradu Waxaa Ka Mid Markii aanu Waftiga Gaynay Dhinaca Mareero Waxay Gacanta Ku Soo Qaadeen Dhagax Waxayna Dheheen Meeshan Waxay Qodantahay 9-10 M Deep .
Wax Yaaalaha Fursadda Ah Oo Ay Sheegeen Waxaa Ka Mid ahaa .
Sanadkii Waxaa Mara Gacanka 22,000 Markab Oo Biya Iyo Shidaal Keliya U Doonta Far East Oo ay Cunaan Ugu Dhowdahahay.
Gadiidka Turkigaga Keliya Sanadkii WaxaaKa Baxa Kharash Tiri Badan Oo Ku Baxa Shidaal Iyo Biyo .
Dekkeda Hada Lagu Shaqeeya Waxaa Ka dhigaynaa Fishing Jet , Dekkedda Rasmiga ah Waxay Noqonaysaa Mareero Waxaa La Saraaya Buundo Isku Xirta Labada Dekkedood.
Wasiiradda Aan Halkan Ka Xusi Karo ,
Abdirizak Osman Jurile Senator Somalia
Abdalla Jama Wasiirka Dekkedaha Ee Xiligaa
H.E. Abdisamad M. Gallan Gudoomiyaha G.Bari
Wasiirka Gablax K/s Wasiir Kaluumaysiga
Wasiir Shire Xaaji Farah Wasiirka Maaliyadda
Wasiir Mohamoud Aydiid Wasiirka Warfafinta
Wasiir Xasan , Wasiirka Duulista Hawada
Aniga Oo Waftiga La Socday Waad Igaranaysaan