Foreigners doing Dhaanto

Status
Not open for further replies.
you sound like you get cuss under your breath when you see emma rocking dreads!! I would love to see a tumblr baati/dirac trend

I on the other hand, welcome our light-melanated cousins :2tjlv3e:

She might be cute sxib, this one can be tamed by you if any can do it.. In case you haven't guessed her gender, she is a female.. LOL.
 
What are you on about ? I'm talking about the dance

Maxaan qoraa? Waxa salaamaha ku heesaan :faysalwtf:

I thought you said you can do Buraanbur.. You meant you dance to the Buraanbur I suppose?. Does Buraanbur have a beat? I thought that was when some ladies go off on praising the groom and the bride at weddings? Or for other occasions that require faan faan iyo Xafladaha.
 
Buraanbur is done at weddings. A circle ayaa la sameenayaa and a lady baa durbaanka tumeyso. You follow the beat of the drums. Waa la isku soo baxa laba laba
 
Buraanbur is done at weddings. A circle ayaa la sameenayaa and a lady ayaa durbaanka tumeyso. You follow the beat of the drums. Waa la isku soo baxa laba laba

Looma isticmaali karo si kale miyaa? Sida Gabayga Oo kale? Waa arooska oo keliya? Thanks for Jaahil Bixinta, Waxaan u haystay in Buraanburka munaasabad walba loo Isticmaalo karo oo ka baxsan aroosyada.

PS: Arooskaada mustaqbalka Buraanbur isku dhacaayo aa laguu samaynaa..
 
The gabay is sang by islaan and goes along with the beat drums and the dance. I don't know haddii si kala loo isticmaali karo tbh
 
Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
We somalis should realy develop that dhaanto dance into full choreographed one , shit look dumb asf when they only rock with one move back and forth all day
 
Af soomaali ma taqaan? Luqadda aabbahaa? Yaa qasaaro... lol.
Arr walaalo
Af soomaliga aa i cajab giliye
Ma aqrinin lakin sheekadu buraanbur ee ku saab santahay san ujeedo
Ciyaaraha dhaqmeed waa muhiim
Random thought,
Dhalanyarta soomaliyed oo soomali neceeb ka ah oo qadka ka dhacay inaa after school somali folk fance club loo sameeyo fikrad fiican soo maahin sxb
 
Haa , waa talo fiican. Laakin aniga macallin ma noqon karo, waayo waan sal fududahay .. Gabadha Anab laakiin waa Qatar, waa gabar deggan .. Bal iyada aan ka dhaadhicinno in macallimad ay u noqoto ciyaalka meeshaan isugu yimid ee damiinka ka ah afka Soomaaliga .
 
Kkk @Anab
Canabee waa maqashee
Waa lagu amaanooya, yaah
Macalin noo noqo
Dhalanyerta qurba jooga eh adhee kuu baahan yihiin
Macalin noo noqo sxb
:it0tdo8:
 
Kkk @Anab
Canabee waa maqashee
Waa lagu amaanooya, yaah
Macalin noo noqo
Dhalanyerta qurba jooga eh adhee kuu baahan yihiin
Macalin noo noqo sxb
:it0tdo8:

Adigaba afkaaga soomaaliga dab yar ma shidaayo. Igu Qor galaaska aad billowdo, ardayga koowaad iga dhig ...

Waa ballan in aan shaqada Guriga (homework) soo jilciyo maalin walba.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top