Oh my god waa lagu karbashay libaaxa by
@Cognitivedissonance iska aqbal inaad gumaysi ku jirto oo weliba reer kale oo adiga kula fac ah oo ku dawladaynayo oo aadan meelba si nabad ah wax isku darsan oo qori kula yimid oo kaga adkaaday oo kadibna qoryo idin isku dhiibey si aad is dishan MARKASNA KAHIN YIRAHDA ANA ODAY IDIN AH KU DHEXDHEXADINAYO SOMALIA ABID KAMA DHICIN. waa ceeb kkkk malaha difaac taasi
Please listen to Khalif Issa Mudan PRESIDENTIAL CANDIDATE and what he said about SSC, WAX MA QARIYAN DADKA DALKA JOGGO UNLIKE GAAS KKKK
Maxu igu karbaashay ?
maamulka puntland ayaa magaaladiisa laascaanood laga qabsaday 2007 kkkkkkkk
Khaliif ciise mudan waa ninka ka dambayay jabkii ciidamada puntland dagaalkii tukaraq 15 may 2018 dagaalkana ka baxay ayadu meesha ugu culus marayso waana caado lagu yaqaan majeerteen meela badan hore uga dhacday oo daarood oo dhan wada ogyahay ( afgooye 14-2-1991 ) ( baraawe 28-2-1991 ) ( kismaayo 24-4-1991 ) ( laascaanood 15-10-2007 ) ( tukaraq 9-1-2018 / tukaraq 15-05_2018 ) , xataa dagaaladii habar gidir ku qabsatay magaalada gaalkacyo 2-3-1991 oo majeerteen ka cararay magaalada oo ku waashay BBC-da jabhadii USC baa na xasuuqday taasna been bay aheed oo ciidamada gaalkacyo weeraray waa habar gidir oo kaliya , jabhada USC iyo hawiye toona shaqa kuma lahayn , waxaana markii dambi magaalada gaalkacyo ka saaray habar gidir ciidamo uu watay jenaraal Cabdi casiis cali barre ( mareexaan )
Taariikh ahaan Dhinaca gobolka sool mid ku darso Majeerteen iyo maamulkooda ayaa ka dambaysay inay somaliland qabsashada laascaanood 2007 oo reeraha degan isku dirtay oo fitno ka samayay ( ugaadhyahan , jamac siyaad , bahararsame ) waliba madaxweynaha puntland waqtiga G/saare cadde muuse ayaa heshiisna la galay meles zenawi ino laascaanood ku wareejin doono maamulka daahir riyaale , markii dagaal dhacayna ka cararay gobolka sool !!???
Hubka culus iyo rasaasta lagu dagaalmii lahaa waxaa gacanta ku hayay maamulka puntland oo diiday ino u fasaxo shacabka difaacaya dhulkeesa , ninkii tol ka dhigta majeerteen wax aan munaafaqad iyo jab ahayn lagama faaiido .
Waligaa ma arktay reer daarood ah oo jecel majeerteen ??
Walaahi kismaayo ilaa ceerigaabo waan maray burburkii dowlada dhexe ka hor waligay kuma arag meel daarood ku shiray oo lagu Amaanay reerka majeerteen iyo taariikhdooda
Reer gaar sida mareexaan , leelkase , ogaadeen lama toosi karo dhabayaco
Bal is waydiiya tolku maxu idinku nacay ? Xataa beelaha aad dariska tihiin sida habar gidir waligood khayr iyo wanaag idin kama arag oo aragiina ma jecla .
Beelaha nala dega hawd iyo togdheer sida ogaadeen , habar jeclo , habar yoonis colaad taariikhii ah way naga dhaxeeysa laakin xumaan nagama dhaxeeyso