Dams, Water and Drainage Infrastructure Thread

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa ku guulaysatay qodalka ceel biyood cusub oo ay yeelan doonto Dagmada Badhan Gobolka Sanaag.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Injineer Maxamed cabdi oo kamid ah injineerada Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland aya booqasho ku tagay warta cusub ee Degaanka Xidda, waxana halkaas kuso dhoweeyay gudiga degaan waxayna ka mahad celiyeen shaqada wanagsan oo ay qabatay wakaaladda iyo Banka aduunka.


 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@DR OSMAN

I wonder what happened to desalination plant

Israel are the leaders in this 'water' topic and their desert environment is geologically similar to PL. We gain a-lot thru knowledge transfer with Israel.

While Israel's innovation has paved the way in irrigation, desalination, and AWG, the nation is the uncontested world leader in water recycling. Israel treats and reuses nearly 90 percent of its water while most nations recycle around 30 percent.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Garoowe: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Siciid Faroole ayaa maanta daah-furey war-biyoodka deegaanka Reebanti oo dhismahiisaa la dhameystirey.

Mashruucaan oo kamida mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Qorsheyntu u qoon-daysay deegaanka Reebanti waxaa fuliyey Wakaaladda Biyaha Puntland, mashruuca Biyoole ayaana maalgeliyay.

Wasiirka oo hadal ka jeediyay munaasabadda furitaanka Warta ayaa bulshada deegaanka kula dardaarmey inay ilaaliyaan bad-qabka warta, sida ugu habboona uga faa'iideystaan biyaha

351367463_3451734018374216_2389856434942898015_n.jpg


350990117_1412822109518132_1082531063540013595_n.jpg


351165945_626662246059211_8466434363168137135_n.jpg


350946195_225219310286642_5133791465397484441_n.jpg


351143649_626854589371700_6858726215476692314_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dalsan: 09 June 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo lagu soo dhoweeyay deegaanka Dalsan oo ka tirsan Degmada Dangoroyo, ayaa xariga ka jaray Ceelka laga hirgeliyay deegaanka Dalsan, Kaasi oo waxbadan ka daboolay Bulshada baahida Biyo ee ka jirtay deegaanka .


 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Safar aan ku tagay tuulada YADAN-YOOBIL oo 18KM u jirta degmada Iskushuban halkaas oo dhawaan laga hirgaliyey DHAAM kaas oo ay buuxisay raxmadii Alle.
Dhaamka waxaa hirgalisay wakaalada biyaha Puntland fulintuna waa HANAD CONSTRUCTION COMPNAY.

 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.
Dalsan: 09 June 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo lagu soo dhoweeyay deegaanka Dalsan oo ka tirsan Degmada Dangoroyo, ayaa xariga ka jaray Ceelka laga hirgeliyay deegaanka Dalsan, Kaasi oo waxbadan ka daboolay Bulshada baahida Biyo ee ka jirtay deegaanka .


Masha Allah
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland aya dayactir ku samaysay ceelasha biyaha degaamada Buurawadal, Higlo iyo Harwanaag ee Gobolka Sool.

Ceelashan oo ka mida meelaha ay wakaldda Horumarinta Biyaha Puntland shaqo wayn ka qabatay ayaa helay dayactir si bulshada degaanka iyo reer guuragu uga fa'ideystaan waxaana laga badalay pump, tuuboyin iyo cable ka .

Wakaladda horumarinta biyaha puntland waxa ay dadaal ugu jirta sidii degaanada Puntland u heli lahaayen biyo ku filan.

= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND

357567235_656081003212473_6045489760937831353_n.jpg


359349647_656081153212458_8819310064524625290_n.jpg



359274069_656081183212455_2984590204355373409_n.jpg
 

Trending

Top