Ajnabi cunto karinaya

KinsiHilaac

Pretend there is a title here
Ayaamahaan waxaan la yaabey, FYPkeyga waxa ii soo gelgaya cadaano oo cunto soomaaliyeed karinaya

Runta baa la igu ogyahaye dadkaan weey iga badiyaan.

Anoo soomali ah baa shaax habeysan karin la’

sidey xawaajiyaha iskugu dhex qasayan oo hadana isku xijxijinayan yaab

Viewska laakin wallahi weey gursadeen
Midkiiba 25k views buu dhaafaya

horey usocda. Cuntadeena caalamka gaarsiyaπŸ’ͺπŸΎπŸ‘πŸΎπŸ‘πŸΎ
 
Last edited:

Well done.
 
@KinsiHilaac kinsi
Masha'Allah by the way. Keep it up.

Slight cosmetic adjustments to your original text::

Ayaamahaan waxaan la yaabay FYP-kayga waxaa ii soo gelgelaya Caddaan cunto Soomaali karinaya.

Run baa la igu ogyahaye, dadkaan waa ay iga badiyaan, anniga oo Soomali ah ayaa shaah habaysan karin la’.

Sida ay xawaajka isugu dhex qasayaan oo hadana isu xijxijinayaan ayaan ka yaabay.

Views-ka laakiin wallahi waa ay gurteen,
midkiiba 25k views ah ayaa uu dhaafay.

Hore u socda. Cuntadeenna caalamka gaarsiiya.
 
Garaad diinle

ξ€šξ€žξ€’ξ€œξ€  ξ€ ξ€Ÿξ€‘ξ€ξ€›
Fahamka ah yariis waa ok. Noko somaliga baro miskeen. 😀
Huh? You said you were somali right? Don't know about that you're starting to look a little bit sus at this point. Perhaps you're the foreigner among us.

You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
Last edited:

repo

Bantu Liberation Movement
VIP
Ayaamahaan waxaan la yaabey, FYPkeyga waxa ii soo gelgaya cadaano oo cunto soomaaliyeed karinaya

Runta baa la igu ogyahaye dadkaan weey iga badiyaan.

Anoo soomali ah baa shaax habeysan karin la’

sidey xawaajiyaha iskugu dhex qasayan oo hadana isku xijxijinayan yaab

Viewska laakin wallahi weey gursadeen
Midkiiba 25k views buu dhaafaya

horey usocda. Cuntadeena caalamka gaarsiyaπŸ’ͺπŸΎπŸ‘πŸΎπŸ‘πŸΎ

Aniga oo aan is ceebeyn, maxaa cunto Soomaaliyeed loo yaqaana? (pun intended)

Cunto daqameedka ee ummadda Soomaaliyeed kaliya ku kooban (taas oo aan lagu cunin dibeda, dad shisheeye ah), wu yaryahay.

Iga raali noqda, daacad ayeey iga tahay in aan anigu mararka qar fikradan igu soo dhacda.

Best Intriguing GIFs | Gfycat
 
Last edited:
Aniga oo aan is ceebeyn, maxaa cunto Soomaaliyeed loo yaqaana? (pun intended)

Cunto daqameedka ee ummaada Soomaaliyeed kaliya ku kooban (taas oo aan lagu cunin dibeda, dad shisheeye ah), wu yaryahay.

Iga raali noqda, daacad ayeey iga tahay in aan anigu mararka qar fikradan igu soo dhacda.

Y'all, please have patience with my Somali. I know somewhat well for being born abroad and I do get compliments for not being a Hooyo Mataalo (to which I beg to differ). My parents never learned Somali in school either and grew up in majority ajnabi area, but somehow are they still MUCH better than me. I hate when they try to point out this fact to me. :damn: :francis:

The biggest hinderances for me, are spelling related issues. In particular, double letter rules + close/open compounds. And worst, when it comes to mixing spoken and written Somali. Which many have SSpot have noticed by now, kkkk. Nevertheless, It gives me headache, trying to figure out when proofreading, as to whether I am writing correctly or not.

Angry Inside Out GIF by Disney Pixar
 
Aniga oo aan is ceebeyn, maxaa cunto Soomaaliyeed loo yaqaana? (pun intended)

Cunto daqameedka ee ummadda Soomaaliyeed kaliya ku kooban (taas oo aan lagu cunin dibeda, dad shisheeye ah), wu yaryahay.

Iga raali noqda, daacad ayeey iga tahay in aan anigu mararka qar fikradan igu soo dhacda.
Masha'Allah, af So'ma'ligaagu aad ayaa uu u bilan yahay, kamana muuqato deelqaaf afeed, laakiin doodaada ayaa fari iiga taagan tahay, waase inoo mar kale.
 
Masha'Allah, af So'ma'ligaagu aad ayaa uu u bilan yahay, kamana muuqato deelqaaf afeed, laakiin doodaada ayaa fari iiga taagan tahay, waase inoo mar kale.

Saaxiib ciyaarta iga dhaaf :drakekidding:

Soomaligaagu mid lagu faano ma aha, laakin waqtiga ugu dambeeyey ayuu in badan is bedelay. Gar ahaan marki aniga bilaabay in aan la socdo waraarka Soomaaliyeed. Akhriska iyo qoraal ahan xitaa, ayaa aad iyo aad iga muuqada isbadaalkeygu.

Mid ka kale, dood uma jeedin. Dhayna iga ma aheen. Waxaan rabey kaliya in aan arko falcelinta shacabka Soomaalispot. Sida ay ii muqata, adiga kaliya ayaa fikrad iga-duwad qabaa. Taas oo macnaheedo tahay, in dhamaantood ila raac sanyehin fikradayda. Ka ma xumo :ehh::mjpls:

(iga raali noqda dakeyga Soomaaliyeed, dhaqan-keenu wa mid aan ka helo)
 
Last edited:

Trending

Top