KinsiHilaac
Pretend there is a title here
Ayaamahaan waxaan la yaabey, FYPkeyga waxa ii soo gelgaya cadaano oo cunto soomaaliyeed karinaya
Runta baa la igu ogyahaye dadkaan weey iga badiyaan.
Anoo soomali ah baa shaax habeysan karin laβ
sidey xawaajiyaha iskugu dhex qasayan oo hadana isku xijxijinayan yaab
Viewska laakin wallahi weey gursadeen
Midkiiba 25k views buu dhaafaya
horey usocda. Cuntadeena caalamka gaarsiya

Last edited: