Af-soomali ku hadal

J-Rasta

Inactivated
VIP
Written Somali is trash
Waaxan akhriyay hordhaca magacaaga ku hoos qoran , mana aan qiyaasi karo waxaan kugu tilmaamo
, war balaayay yahay madaxa deesada u eg , ma kudhaafad ayaad ka soo hooyatay maxaa lagaa siiyaa geeljire iskeeny farahs kulaha war bal laxdan ila eega

Boqol kiiba boqol waxaan hubaa inay tahay qolada uskuga leh ee ceyriinta cunta , taasi shaki kuma jiro
 
Jungle

:dead1::deadrose::deadmanny:

Waraa adi thread nocaan cml aa u dhaarsaneed yaah sxbow :heh: tartib ninyahow dadkaan afka ine bartaan aa rabna, gabadha hada wax saas maba ku dhihinee, dhiig kar ma qabta adi :mjlol:
 
Honey

ProudFeminist anti iskeeny farahs

Who said I'm a girl:trumpsmirk:
 
Yukon_Niner

Ugaas of the supreme gentleman
VIP
Balayo ku nagaysay. Orod Edeb so baaro, doqon baa tahay. Basic maa hoyoyaada markaad uu calcaalaysiid.
Af-somali gey ma ficno. Cawiis baan uu baahanahay iyo eedo Basic soomaali ficaan ii aqaanta.

Doqon waan ahay laakin aniga doqon caqli leh, hooyadeey aa igu dhadeh:win:
 
Al Muslim

الموت لامريكا الموت لإسرائيل
قُرِدَ وَدَادْ اِسْتِعْمَال
Whomst Is the Smartest on 4chan?
 
Al Muslim

الموت لامريكا الموت لإسرائيل
Adiga iyo geel xaar kiisa isku mid baa tihiin. Carab ma tahay doqonyahow?

Hadda farta latiniga baan isticmaaliyahyna, italiani ma tahay? Somalia waa wadan Muslim, qorida wadaad aa sahlan. Iyo ilmaha dugsiga qorida carabiga aa la baraa.
 
Al Muslim

الموت لامريكا الموت لإسرائيل
You tried to gas the ting but you failed lol

Firstly I made a typo and I can't edit the comment now, secondly latin Somali spelling is ridiculous and inconsistent. Wadaad script is much easier and more fitting for the language and our culture.
 
Yukon_Niner

Ugaas of the supreme gentleman
VIP
p ( p)

. ? p ? . .

, . .
@Admin Osmanya script meeshan ma igu muuqaan. Maxa dacay?

Firstly I made a typo and I can't edit the comment now, secondly latin Somali spelling is ridiculous and inconsistent. Wadaad script is much easier and more fitting for the language and our culture.
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Waar bal ii warama niyow, maxaad haysaan?
Waxna, maanta wan iska raaxeeysanuuya. Hadale baan jiif ka imaaday.:cool:
 
Trending

Latest posts

Top