Af-soomali ku hadal

Bump

Walaaloyaal doonfaar cadaan oo David la daho ba na firsanoyu
musla yabo? nin da'disa jiro oo dhalin yaro somali waxay qolododi ku qoraan ka daba socdo. detana qabiil busa sheegaya so we know for a fact account inu messha ku qabo next level patheticness for an old man.
 

Yukon_Niner

Ugaas of the supreme gentleman
VIP
musla yabo? nin da'disa jiro oo dhalin yaro somali waxay qolododi ku qoraan ka daba socdo. detana qabiil busa sheegaya so we know for a fact account inu messha ku qabo next level patheticness for an old man.
Waa nin cadaan oo shaqo la'aan. Muxu kaleeto sameeyna? Doonfaar waaye oo naga daba socdo.
 
Top