Af-soomali ku hadal

Yukon_Niner

Ugaas of the supreme gentleman
VIP
thread kaan waxaan ku bilaaba by saying excuse my shit Somali

Jaaleyaal waxan raba in kala saro shisheeyaha oo soomaalispot nala dhex digan.

Adiga oo af-soomaali ku hadlaayo duub, waxaad rabto dheh. Ciyaal hooyo mataalo adinkana so dhawoow, ceeb ma'ahan hada Somali ogayn.




You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 

Aurelian

Forza Somalia!
VIP
Waxaan ku Sheega ino jiro shisheeyaal oo af soomaaliga si fiican ku hadhla iyo soomaali oo ah nooca "hooyo mataalo" ee, ha u maleen inaad ku guulesan doontit :mjlol:
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Maxaad nimanyahow aad ajaanibta buufis uga qabtaan? maxay kaa qaadi karaan, meeshan waa forum oo public marka hadii ay rabaan in ay akhristaan iyoogoo aan is qorin bay akhrisan karaan,ajnabiga waanu u baahanahay hana maa weeliyaan sxb.
:manny:

 

Aurelian

Forza Somalia!
VIP
Bruh
FB_IMG_1578610148103.jpg
 

Basic

Passive Aggressive is the new Aggressive
VIP
Wallahi waan qosoli. Voice note fiican baa duubtay walaal. “Mareykaan ha burburto” :dead:
 

Trending

Top