Af-soomali ku hadal

J-Rasta

Inactivated
VIP
Mudanayaal iyo marwooyin,
Marka hore waan idiin hambalyeynaya
Bishaaro inta bisha suubanaa ee barakaysan soontay iyo kuwa aan soomin.
Marka farxad ku ciida meel walba aad dunida iyo gacaladeeda ku sugan tihiin
Maadaama maanta u yahay maalin farxada lala qeybsado, aan iska saarno cuqdada iyo arimo xasaasi ah oo ka dhalin kara buuq iyo waxyaale u sabab ah.
Kuwaas halaga fogaado ,
@Yukon_Niner baa wax soo dhigay , oo qoraallo horay weli loo arag soo dhigay!
Fikrad ka duwaan ayaan lahaa , waxaan marki hore ka aaminsanaa dadka qurbaha ku noola ama yaraantooda dalkooda kuwa laga kaxeeyey ama kuwa Somalia weligooda cagaha saarin , in aynan awoodin karin ku hadalka AF soomaliga. Laakinse hadiiba ay wax jabjabsan karaan waa nasiib wanaag.
Geeljire iyo shisheeye waa laga soo saari Kara.
Hordhaca ku saabsan boogga qoraalka aad soo bandhigatay, waa arin aad u fiican , tayo leh ,suurogal

ugaas nin wax garad baa tahay

Qof walbo waa in ay maankooda kaashadaan , sharaftooda dhowriyaan ama ilaaliyaan
Meeshaan was kansar socdo oo afarta koono sii faafaya, shisheeye iyo naceyb aa ka buuxdo waana ayaan daro in arimahaan looga hadlin ay dadka badanaa is dhegatiriyaan ama dhinaca kale eegan

Waa in si deg deg ah looga hortaga shisheeye iyo kuwa damiirlaawayaasha la shaqeysata
Kkk
 
Last edited:

Honey

ProudFeminist anti iskeeny farahs

Aggssf gssgf hgssw ytggsf dgjgr that's how it feels reading somali
 
@Cyrus @CaliTedesse dhegcas kaad tihin waase. Codkiina duub hadaa rag tihiin.

@Manafesto maanta baan Kala arkeena hadii Somali yaheen.

Maalinkasta aan kaco amerikkka baan habaara. Makaan Heathrow ku juro iyo qof mareykan ka, ka imaday aan arko waan ku canduufa iyo waxa ku daha "wa caadi walaal qofkasta oo UK ga digan saas ii sameeyaan" amerikaanka wixi haystaan caqliga dameer, waxa kasta aad ku dahdid Wii ku rumeeysanaayan:pachah1:

@Liltop America waa soor camal ma fahantay? Xaar, gaajo iyo rafaad oo la isku dhex qasay. Laakin America waaye so xabad iyo qori ina la giliyo waaye kkkkkkkkkkkk
Beenta iska daa. Waan ogahay inaad rabto green card waryaa. Dalkan wa iska raaxo laakiin adiga waxaad ku nooshahay dhibaato iyo gumaysi. Ilaahay ha ku caawiyo saxiib. Reer UK, dhamaantiin, waan idin salaamay laakiin dad dhintay ba tihiin wallahi!
 
Yukon_Niner

Ugaas of the supreme gentleman
VIP
Afsomaliga maa abgaal ba iska leh, sheeko cusub.
Waan dintay, wallahi qosol baa iga keente :dead:
Aggssf gssgf hgssw ytggsf dgjgr that's how it feels reading somali
War doonfaar kaan fiiriya kkkkkkk
Beenta iga daaf. Waan ogahay inaad rabto green card waryaa. Dalkan wa iska raaxo laakiin adiga waxaad ku nooshahay dhibaato iyo gumaysi. Ilaahay ha ku caawiyo saxiib. Reer UK, dhamaantiin, waan idin salaamay laakiin dad dhintay ba tihiin wallahi!
Walaal reer mareykan dan baa gaajo iyo rafaad ku juro. Waxaan maqley Minnesota lacagta ayuutada inta la isku dhex daro xabad qof isbitaal aa la geeyaa
What do you mean
Dameer kaan Somali ma'ahan
 
Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Beenta iska daa. Waan ogahay inaad rabto green card waryaa. Dalkan wa iska raaxo laakiin adiga waxaad ku nooshahay dhibaato iyo gumaysi. Ilaahay ha ku caawiyo saxiib. Reer UK, dhamaantiin, waan idin salaamay laakiin dad dhintay ba tihiin wallahi!
Qaraar haayo, markaasto America canayaan. Kkkkkk
 
Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Waan dintay, wallahi qosol baa iga keente :dead:

War doonfaar kaan fiiriya kkkkkkk

Walaal reer mareykan dan baa gaajo iyo rafaad ku juro. Waxaan maqley Minnesota lacagta ayuutada inta la isku dhex daro xabad qof isbitaal la gaayeyo.

Dameer kaan Somali ma'ahan
Walal beenta weyn maa iska dhaaftiid, reer America Lacag aye hestan, guryo baan gadanaay, Lakiin reer uk council house baa 30 sano kujirtiin. Mashallah iska dhaha reer America.
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Beenta iska daa. Waan ogahay inaad rabto green card waryaa. Dalkan wa iska raaxo laakiin adiga waxaad ku nooshahay dhibaato iyo gumaysi. Ilaahay ha ku caawiyo saxiib. Reer UK, dhamaantiin, waan idin salaamay laakiin dad dhintay ba tihiin wallahi!
Wtf
Kkkkk @Liltop kaama aan filaynin inaad si fiican wax u qori kartid after seeing you engage in NSFW battles so not everyone is a hooyo mataalo
Laakin ma aanu inkiri karno kuwa maraykanka degan ayagana wey ka liitaan kuwa jaziirada yar dega iyo qurbaha kale , lama kala saari karo in ay yara carab la'yihiin ama hadaladooda u ku dhigan yihiin bal ugaas taas yaro noo xaqiiji
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Waan dintay, wallahi qosol baa iga keente :dead:

War doonfaar kaan fiiriya kkkkkkk

Walaal reer mareykan dan baa gaajo iyo rafaad ku juro. Waxaan maqley Minnesota lacagta ayuutada inta la isku dhex daro xabad qof isbitaal aa la geeyaa

Dameer kaan Somali ma'ahan

Waan gartay , waan ka shakiyey laakin waxaan is iri malaha waa kuwa awoodi karin ku dhawaaqista erayadda qaar, laakin ayadi is kashiftay marka nagu ma cusub in waxyaale sidaan lamid in ay dhacdo waxaana kalifay kuwa tiradooda aan la soo koobi karin ay boggaan baaxaada leh ay marwalba ka soo qeyb galaan ayagi cinwaanka ama magac geeljire la soo baxayaan , lagama soo saari karo bulshada kale ee meeshaan ku dhaqan
marka campaign-kaaga aad iyo aad baan u taageeraya waa in shisheeye walba la qarxiyo
 
Yukon_Niner

Ugaas of the supreme gentleman
VIP
Walal beenta weyn maa iska dhaaftiid, reer America Lacag aye hestan, guryo baan gadanaay, Lakiin reer uk council house baa 30 sano kujirtiin. Mashallah iska dhaha reer America.
War ya ilahay yaqaan! @Basic ii cawi. Naagtaan oo cuqdaad ka buuxo wii ii caynuusa.

War heede hada lacag heysatiin maxa projects ka ku jurtaan? Kkkkkkk. War reer mareykan gaajada iyo rafaad ka Wii ku waladeen. Wiixi ku sheegaayan ina lacag heystan laakin afar iyo tobonaan sano ii MN dignaan yaheen.

Hadaa UK'ga ii imatid waxaan ku tusi kara guri yaal oo koroonto shaqeysmeeso heysta, isbitaal oo lacagtaay dan qadanin iyo meel oo xabad malinkasta la isku dufenaynin. Waa farahxsane, waxyaal oo mareykan ka lugu arkin waaye kkkkkk.
Waan gartay , waan ka shakiyey laakin waxaan is iri malaha waa kuwa awoodi karin ku dhawaaqista erayadda qaar, laakin ayadi is kashiftay marka nagu ma cusub in waxyaale sidaan lamid in ay dhacdo waxaana kalifay kuwa tiradooda aan la soo koobi karin ay boggaan baaxaada leh ay marwalba ka soo qeyb galaan ayagi cinwaanka ama magac geeljire la soo baxayaan , lagama soo saari karo bulshada kale ee meeshaan ku dhaqan
marka campaign-kaaga aad iyo aad baan u taageeraya waa in shisheeye walba la qarxiyo
Aniga na waan gartay. Wii na soo qeyb galaayan maka xaywaniin ta oo qolkaan ku juro soomaaliyaasha cayaan.

Laakin af-hooyo mataalo wii barteen, hadaa firsatid waa qaban karta saxiib.
 
Trending

Top