Af-Soomaali Thread

Somalia iyo somaliland waa labo eray oo taariikh wayn ku leh geeska afrika. Dad badan oo soomaali ah aad ayay u garanayaan waxaa loola jeedo marka ay dhagahooda ku soo dhacday magacyadan. Laakiin ma taqaanaanaan macnahooda ?

Labaduba eray somalia iyo somaliland waxay iskaga mid yihiin horkabaha β€œsoomaali” oo loola jeeda isku macne.

Waxay ku kala duwanyihiin dibkabaha β€œland” iyo β€œia”. Labadan dibkabe ayaa iyaguna isku macne ah kana soo jeeda labo af oo kala duwan.

shaxdan hoose ayaa qeexi doonta.

View attachment 248855
Fadlan ma sharrixi kartaa sida 'ia' ku noqotay Latin macnaheedu yahay 'land'?
 
β€œ - ia” waa dibkabe micnahiisu yahay dhul ama meel. Dibkabe micnaheedu waa eray dib lagaga ladho erayada si macne cusub loogu sameeyo. Wuxuu asal ahaan ka yimid afka dhintay ee latin-ka. Maanta waxaa adeegsada Afafka ka soo farcamay latin-ka (Spanish, talyaani, Roman, bartuqiis, faraansiis iwm). Shantan af ayaa ah Romance language ama latin ka yimid.

Tusaale:
1) af Spanish-ka. pizzerΓ­a waa meesha lagu iibiyo pizza-da πŸ• β€”- eraygaas waxaan dhihi karnaa in uu la macne yahay, β€œmeesha pizza-da” = pizzer+Γ­a.
2) waxaa kale oo lagu ladhaa β€œia” magacyada qoomiyadaha si dhulkooda magac u yeesho. Tusaale:
β€’ Dadka Ogaden deegaanka ay daganyihiin ayaa waxay noqonaysaa ogadenia = dhulkii ogaadeenka ama dhul-ogaadeen. Meel-ogaadeen
β€’ Oromo +ia =oromia = dhulkii oromada ama dhul-oromo. Meel-oromo.
 
hinters

E pluribus unum
VIP

does dibkabe mean suffix?
 
Si fiican ayaad u dhigtay, Latin beri hore ayaan bartay, laakiin 'ia' ma xusuusan faraceeda hore. Mahadsanid.
 
induction

Nothing is true; everything is permitted
crazy number of different names for pencil eraser
- iskiisad
- laabiis
- tirtire
- goome
 
I have collected nine different names for eraser in Somali language, including these four names. Also, I have collected words that mean the same thing in English but there is a slight difference blackboard eraser and pencil eraser in Somali language. Of All these words I will be posting the authentic Somali ones only. This because the tool’s name and purpose can be easily understood by any Somali and afsoomaali learners. Therefore it will help them in long run.
 
hinters

E pluribus unum
VIP
Somalis say qalin. Qalin qori is self evident and rasas is arabic meaning lead. Qalin is arabic and usually you would say in arabic qalam rasas Ω‚Ω„Ω… Ψ±Ψ΅Ψ§Ψ΅. Qori is somali and means write but also means other stuff too. I say qalin without the qori or rasas.
Qalin = pen
Qalinqor = pencil

That's why the way I use it
:gaasdrink:

Although I did used to wonder why pencil was qalinqor even though you write with a pen too. But someone in this thread sad qor also means wood or something.
 
Last edited:

Garaad diinle

ξ€šξ€žξ€’ξ€œξ€  ξ€ ξ€Ÿξ€‘ξ€ξ€›
Qalin = pen
Qalinqor = pencil

That's why the way I use it
:gaasdrink:

Although I did used to wonder why pencil was qalinqor even though you write with a pen too. But someone in this thread sad qor also means wood or something.
When i hear qalinqor i cannot help myself but think of a pen sharpener but you're right qori also means wood or twig or even carve or sharpener. Probably a dialect thing.
 
My parents are from different provinces (my father is from the North) so as a child I always grew up hearing both, which confused as to why the somali language has two names for one word. For a homogeneous society it always seemed weird why we have such distinct dialect.

But I thought you were a Sijui girl. :trumpsmirk:
 
What's does it mean "iam perplexed"
in Af-Soomaali?
233FB283-8738-4EBA-B377-1B6F795E8EF2.jpeg

B1786E0D-4B04-4497-B059-BDE23E3F7110.jpeg
 
Trending

Top