β - iaβ waa dibkabe micnahiisu yahay dhul ama meel. Dibkabe micnaheedu waa eray dib lagaga ladho erayada si macne cusub loogu sameeyo. Wuxuu asal ahaan ka yimid afka dhintay ee latin-ka. Maanta waxaa adeegsada Afafka ka soo farcamay latin-ka (Spanish, talyaani, Roman, bartuqiis, faraansiis iwm). Shantan af ayaa ah Romance language ama latin ka yimid.
Tusaale:
1) af Spanish-ka. pizzerΓa waa meesha lagu iibiyo pizza-da

β- eraygaas waxaan dhihi karnaa in uu la macne yahay, βmeesha pizza-daβ = pizzer+Γa.
2) waxaa kale oo lagu ladhaa βiaβ magacyada qoomiyadaha si dhulkooda magac u yeesho. Tusaale:
β’ Dadka Ogaden deegaanka ay daganyihiin ayaa waxay noqonaysaa ogadenia = dhulkii ogaadeenka ama dhul-ogaadeen. Meel-ogaadeen
β’ Oromo +ia =oromia = dhulkii oromada ama dhul-oromo. Meel-oromo.