Madoobe is moving fast :jcoleno: :pachah1:
FBIsomalia True Puntlander VIP Apr 15, 2022 #101 TekNiKo said: Madoobe is moving fast Click to expand...
Woke1.4rm.Shibis VIP Apr 15, 2022 #102 Rooble oo amar cusub kasoo saaray doorashada kuraastii laga wareejiyey Garbahaarey Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go'aankii guddiga doorashooyinka ee heer federaal ay ka gaareen doorashada kuraastii Garbahaarey, taasi oo loo wareejiyay degmada Ceelwaaq ee isla gobolka Gedo. Rooble ayaa sidoo kale waxa... www.caasimada.net
Rooble oo amar cusub kasoo saaray doorashada kuraastii laga wareejiyey Garbahaarey Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go'aankii guddiga doorashooyinka ee heer federaal ay ka gaareen doorashada kuraastii Garbahaarey, taasi oo loo wareejiyay degmada Ceelwaaq ee isla gobolka Gedo. Rooble ayaa sidoo kale waxa... www.caasimada.net