mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Naxariistii Janno Alle haka Waraabiyo Wasiir Khadiijo Mohamed Diiriye oo aheyd Wasiirka Wasaarada Haweenka oo gordhaw ku geeriyootay Dalka Jabuuti ku
Wasiir Khadiijo in badan ayay Qaranka Somaliyeed u soo shaqeysay waxaana tacsi u diriyaa Caruurteeda iyo Walaalaheeda dhamaan Ehelka iyo qaraabada samir iyo imaan alle hanaga siiyo