AdoonkaAlle
Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Nope I didnt say anything. Im polite as already shown here. But why are you assuming I said something? Some girls are just assh0les by nature. Wouldnt you agree?
Shukansi lool. Ani iyo vix bad weyn baa noo dhexeesa. Shukansi macqul ma aha. Mida kale nin sheekh baan ahay. Dacwo kiliyan u wada vix
Maa sidasba ?lool iga raali noqo walaalkis, vix aqliga baa laga haye waxaa ku maqaan fikrada reer galbeedka, beri hore ayaa maskaxda laga adoonsaday ee haku daalin sxb
Mahadsanid