Waa maxay erayada la midka ah ‘duco’ iyo ‘salaad’?

Duco iyo salaad waa labo eray oo ka mid ah afsoomaaliga.

Balse waxaa jira erayo kale oo ay isla macne ku fadhiyaan marka la qeexo.

Tusaale:

Erayga duco waxay isku macne yihiin shan eray.

Qaarkood waxaa loo adeegsadaa magac ahaan.

Shantaas erayna waa wacays, wacnaan, dugsi, diirsasho, diirdiir.

Salaad waxay la macne tahay duraan iyo tukasho.

Duraaan waxaa loo adeegsadaa magac qof.

In kasta oo ay duco iyo salaad yihiin erayo asal af carbeed ka soo jeeda, maanta waa erayo afkeena ka mid ah.

Hadii aan baadhnana afkeenana waxaan soo helaynaa erayo kale oo ay isla ujeedo yihiin.

Anigu waxaan jeclaaday ‘Wacays’. Waxaan u bixin doonaa ilmahayga dhalan doona.

Ka soo xigtay: Professor Jawaari

YouTube: Markuu joogo; 9:00

Professor Jawaari ayaa sheegay in horumarinta afka Soomaaliga ay lagama maarmaan u tahay midnimada ummadda.
 

Trending

Top