Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Adiga dhahday 5 jeer baa qabaynaysa because of your cousins Dee.

Cuqdaad iska dhaaf, Osman Mohamud baa ku walaatay. Come to Mn and it will be on sight boowe, 6 inch heels baa futadaa Ka geelin wa balaan.
Reiko, qabiilka aan kasaarno sheekada.
Both Warsangali and Cismaan Maxamuud waa dad walaalo ah.


@Suldaanka qabiilka Naga dhaaf sxb
 

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
dhibka ku haysta waxa weyeen afsomaliga baad iis leedhay adingriis ku bedel taana suurtagal noqon meysid
So, if someone says translate your native language into English, you'll say I can't cause it's not the same or that it can't be translated? C'mon Suldaanka.:draketf:
 
War sxb sheekada qabiilka kasaar..
Waxa tiraahdaa gabdho Soomaali ah ayaan wasay lkn qabiil hadaa meesho keento Dee TRIBAL COUNCIL toos ah ayay noqonaysaa and alll the clannist will flock to the scene. Wax fahan
Waxaad uu sheegta iinay hadlkaas ka nooqota ama wallahi cadeeyma baan so baandhiga
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
So, if someone says translate your native language into English, you'll say I can't cause it's not the same or that it can't be translated? C'mon Suldaanka.:draketf:
Dalmoor, xariif ayaa iska dhigaysaa ENGLISH ayaa ka bixi la'dahay lol

War Somali kuhadal waryaa :pachah1:
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Reiko, qabiilka aan kasaarni.
Both Warsangali and Cismaan Maxamuud waa dad walaalo ah.


@Suldaanka qabiilka Naga dhaaf sxb
I didn't mention qabiil.


This is what I first said

Sorry I've to break the rule because I can't argue in afsomali.


@Suldaanka has the audacity to say the women in Somalia are pure. They're dirty, no good, s.


I've said what I said.


@Karim sorry boowe.


Where did I mention qabiil?


And then he mentioned my mother and bah dir girls, he is full of cuqdaad.

Hooyada ka biilba diiloyinkaa aad sheegesid iyo gabadha bah diiroble


Illahay baa kugu dharshay who's wrong?
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Wll caruur bey ii hayan. Shaqa iyo jamacada ba waxa yar iiga haray. Inshallah sanadkaan baa iigu dambeysa oo maba ku so noqonaya mareykaan inshallah
Xagee ka aadaysaaa?!! Maxaa kuu qorshaysan?
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
I didn't mention qabiil.


This is what I first said




Where did I mention qabiil?


And then he mentioned my mother and bah dir girls, he is full of cuqdaad.




Illahay baa kugu dharshay who's wrong?
I know he mentioned qabiil first.
@Suldaanka ninyahow gabadha boqortooyada ah raali geli Bal nin wayn ayaa tahaye.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Inshallah. Ama xildhibaan reerka ama shaaqa baa ii diyaar aha Dubai bisha kowaad sanadka 2020
War xildhibaan iska dhaaf hadaa akhiro aad rajo ka leedahay. Dubai wax aad kadoonto majirto... USA meel karoon heli hellmaysid imo.
 
War xildhibaan iska dhaaf hadaa akhiro aad rajo ka leedahay. Dubai wax and kadoonto majirto... USA meel karoon hell maysid imo.
Maya nio waxaan bartay ba shaqa ficaan loga heela dubai. 130k sandki. Oo weliba 2bilood aa shaqeysid bil fasax lagu siinayo.
 
I know he mentioned qabiil first.
@Suldaanka ninyahow gabadha boqortooyada ah raali geli Bal nin wayn ayaa tahaye.
War miyaad Allah ka cabsaneenin. Gabdhi Somalia joogay bey diiloyin ku sheegtay. Anigan waxan ku iirir deegankaada ka bilow. Ma qalad ba.
@Fiidmeer bal sheygaan ii la firi. Hadaan yuu yiraado gabdha waqooyiga waa diiloyiin miyaad ii ooraneynin warya Suldaano dadka ka bilow
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
War miyaad Allah ka cabsaneenin. Gabdhi Somalia joogay bey diiloyin ku sheegtay. Anigan waxan ku iirir deegankaada ka bilow. Ma qalad ba.
@Fiidmeer bal sheygaan ii la firi. Hadaan yuu yiraado gabdha waqooyiga waa diiloyiin miyaad ii ooraneynin warya Suldaano dadka ka bilow
Waxay kuu maleenaysay inaad difaacayso gabdhaha Somalia Jooga oo dhan (si general ah) lkn markaas ayaad hooyadeed iyo bah Dir arinta ka bilowday. Wallaahi qabyaalad igama aha. Lkn adiga ila qaldan.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top