Somaliland region MP from Las Anod: 18 May is only for 1 clan then gets arrested

Status
Not open for further replies.
Cleaning out habar tol jecel girls miya loool

We represent on May 18. laascaanood kashidantahay
2016518635991551135760911Laascaanood_Xuska_18_ka_May (6).jpg

Saylici that old rascal
Saylici.png
 
Bohol

VIP
He got arrested tonight. So much for "Muh democracy"

Deg Deg:Ciidanka Somaliland Oo Hada Xabsiga Dhigay Dhakool Iyo Jidh Dil loo Geestay.

Hargaysa{ khaatumonews }Ciidamada booliska maamulka Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM.

Xildhibaan Dhakool ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in maleeshiyaadka snm ee xidhay dhakool ay jidh dil u geesten xiligii ay qabanaayen.

60171719_2127409294004186_8825134332638134272_n.jpg

https://khaatumonews24.com/2019/05/...siga-dhigay-dhakool-iyo-jidh-dil-loo-geestay/

No such thing just jeganta and reason that project will fall and fail
 
Bohol

VIP
Serves him right. He said 18 May was a dark day and a day for the guerilla SNM.

Turns out he was right and tonight is at the mercy of the same guerilla.

According to the mickey mouse constitution of Sland region a MP can't be arrested without losing his membership in the parliament first. So they are in a breach of their so called constitution.
 
Bohol

VIP
Baashe the Somaliland region parliament speaker who is from the same community as Dhakool has been refused to see the jailed MP.

Deg Deg Gudoomiyaha Golaha Wakiilada "Waa La ii Diiday In Aan Arko Xildhibaan Dhakool"

Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top