Waxaanu Xoojinaynaa Wax Soosaarka Dalka, Annaga Oo Ka faa'idaysanayna Badena Baxaadda Wayn.
Innaga oo xeeb dheer leh, haddana kalluunka qasacadaysan waa la innoo soo dhoofin jiray waligeen dibada. Shirkadda Somtuna ayaa markii ugu horraysay Berbera keentay warshaddii lagaga maarmi lahaa.
Durba waxa ka shaqo-galay boqollaal dhalinyaro ah. Waxa maanta haayadda tayaddu shirkaddaas guddoonsiiyay shahaadada tayada ka dib markii ay qiimeeyeen.
Dhawaan ayaa suuqyadeena la keenidoonnaa kalluun aynu leenahaye ka dherga.