Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Anii shukanse raba kabar qorux ah

:gaasdrink:

Laakin waxaa horaysa in aad diinta islaamka qadatid sxb. Markas kabacdi ayaa gabar lagu daari doona.

Du må være en muslim først, før du kan begynne med dt kompis, forstår du ?

Nå har du ikke rett til å snakke med våres dronninger siden du deler ikke deres religion. Dessverre sånn er verden.
 
kkk waa ruunta

Ruunti intayda badan aniga baa iis baray laakin bilaawgi waxaa ii caawiyey macaliin af soomali ii bari jiray marki dugsiga dheex aan dhigaan jiray. Wadamada skandanavia waxaay ilmaha ajinabiga uu qaabilaan in laa baro afafkoodo. Sas baan ku bartay af soomaliga laakin waqti hore bay ahayd kkkkk

Adiguna kali ma is bartay mise ?

Khatar baaba tahay hadaad is bartay wallah. Saas bay ku fiican yihiin wadamada skandinavia. Ma waxaad tahay reer norway? ama sweden? Haday waxbadan ka soo dhaaftay xiligi skoolka waxaa laga yaaba inaan da'weyn tahay kkkk. Laguma weydiinaayo da'daada :siilaanyolaugh:

Wadankii baan ku soo bartay anigana.
 
kaluumayste

Take the Poo to the loo
The ajnabis visiting this forum is probably going crazy over this thread :russ:

giphy.gif
waar weeysku dhaaxyacen :deadmanny:

Waxaa kadaran kuwa ingriiska futo-kusacbiyaasha ah.

giphy.gif
 
AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Khatar baaba tahay hadaad is bartay wallah. Saas bay ku fiican yihiin wadamada skandinavia. Ma waxaad tahay reer norway? ama sweden? Haday waxbadan ka soo dhaaftay xiligi skoolka waxaa laga yaaba inaan da'weyn tahay kkkk. Laguma weydiinaayo da'daada :siilaanyolaugh:

Wadankii baan ku soo bartay anigana.

Reer norway baan ahay

kkkkkkkkkkk ragga da'da way ku fanaan walaashay, ileen waxaay tuusaysa inuu maal leyahay laakin dumarka dhibaato bay ku tahay kkkkkkkkkkkkk

Waxaan jira sideed iyo labataan sano walaal kkkkkkkkkkkkkk adiguna ? hada da'dada qiyaaso waxaad uu dhaxaysa koow iyo labataan ila afar iyo labataan jir, soo sax ma ahaan ?

:gaasdrink:
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
kkkkkk
Alla ma nooli
Aboowe jazakallah lakiin
Sanad aa iga yartahay kow dheh
Labba hadd waxbarasha aa kujiraa
Marka guurdoon ma ihi shahadadoon an ahay

Waryaa Nin Rag ahi yaraan magalo waad ii gaftay wallahi, cidahaada soo wado anna aan soo wato kuwayga xaal ayaan u baahanahay geed hoostiisa ayaan ku kala qaadanaynaa garteenna
 
Waryaa Nin Rag ahi yaraan magalo waad ii gaftay wallahi, cidahaada soo wado anna aan soo wato kuwayga xaal ayaan u baahanahay geed hoostiisa ayaan ku kala qaadanaynaa garteenna
Alla mayya
Haddi ee waalidkee ogaadan inan websitekan kujiree nafta aa liga goyhaa. meeshan guur maka dhacaayo janaazo aa ka dhaceyso
Abowee ii naxariiso
Yaraan ma ku diidaayo
 
AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Alla mayya
Haddi ee waalidkee ogaadan inan websitekan kujiree nafta aa liga goyhaa. Meesha guur maka dhacaayo janaazo aa ka dhaceyso

Aabe: Halke ku baratay wiilkas ?

Adiga : Aabo waxaan isku baranay internetka gaar ahaan websitka lagu magacaawo "somalispot"

Aabe : War xasanoow suunka ii keen,

Adiga : Aabe waan ku barya, ii maqaal

Aabe: Wale tii ka raaci doonta adiga ba ka shaalayn

Dhamaad !!!!!!!!!

:siilaanyosmile:
 
Alla anigaaye
Sii fiican aa usoo koobtey:9uoofqd::bell:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top