Somali speaking only thread

Status
Not open for further replies.
Idiley ina adeero magac aan aad uga helay iyo geed mirihiisa inaan cuno aan jeclaa ayaad isku darsatay bal kawaran?



:ulyin:
ma laisku ciyaaraa Canabeeeeey i am 18 btw.
Kkkkk
Illahay aa ii kaa soo dire
Mahadsanid
Adna soomaligaagu illahey haa ku barakeeyo
18 mashallah
Canabee nin rag eh aa kuu yimid kkk
 
Last edited:
Wallahi ninkan aan islaha malaha kalmad buunan aqoon, so kan imika caadi ku hadlaya af Soomaali.

Inta badan waxaa la yiraahda caruurta dhaqanka hooyadii bay raacayaan, lakin dee inanka swedishka ahaa aabaaha sii fiican wuu ku baray luuqadda.

Da'daada markaan ahaa, salaan iyo cay keli ah baan aqoon jirey kkkkkk
 
ina adeero hadeer ka bacdi salanta ku biloow adigo raali iga ah, meeshan mowduc wanaagsan oo khayr leh aya keentay sidas darteed waan ku mahad ceelina walaashay qaaliga ah.

Ka waran cafimaadkaga iyo taan reerkaga ? Aniga hada aan isku bilaawo waan wada fican nahay alxamdulillah. Alle ayaa mahada iska leh !!!

Bal iga waraan xaga nolosha qoyska ? maa guurdoon ba tahay mise waxaa ka mid tahay gabdha bari yahan dambe soo baxay oo ku faana iskabulnimada ? mise kuwa xuriyeed jaceylka baa tahay ?

Khayr baan ku rajaynaya walaal

Run baad sheegtay. Alx xaaladu waa kheyr. Bashbash iyo barwaaqo ayaa lagu jiraa, ilaahay baa mahad iskaleh.

Haye, arrinta waad dadegsiinaysaayee? kkk. Maye walaal, guurdoon saacadan aan joogo ma ihi, hablaha barigan dhambe soo baxay mana ihii. Maxaad ka jeedaa iskabulnimada?

Waxaan isleeyahay waxaad ka jeeda gabdhaha aan rabin guurka ilaa ay waxbarashada iyo wixi la mid ah soo dhameeyaan, oo 30 iyo kor ay ku noqdaan bila qows?
 
@Idil-Beydaan

Maxaa oo qosol ah ? bal ii sheeg walaal. Xaladada ka waran bal ?

Ma maqashay ninki raaliya heela asaga ku faana ? wale waxay ila tahay in aad gabar wanaagsan tahay, Waxaan ka barya Alle in uu nin wanaagsan oo ka qanciya ku hor keena

Ameen
Ameen
Mashallah
Jazakallahu alfa khair
Adna rag fiican aa ka muuqato
Adna ilaahey wax fiican haa kaa soo qaado
 
Alla Mohammed Afrax oday weyn uu ahay ileen :ulyin:
Adeer Meesha ka carar
Kkkkk
Wallahi wali ma ka fakirin mustaqbalka :liberaltears:
Birmingham aa dheganahay :bell:
Magaallo somalidu isku gurtay waaye.

kkkk, odayaasha meesha way ku soo bateen

Wakhti badan aad ka fakirtid waad heysataa, haa walwalin

Isku gurtay maxaad ke jeedaa? Waa la isugu wada yimid meesha kkk
 

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Run baad sheegtay. Alx xaaladu waa kheyr. Bashbash iyo barwaaqo ayaa lagu jiraa, ilaahay baa mahad iskaleh.

Haye, arrinta waad dadegsiinaysaayee? kkk. Maye walaal, guurdoon saacadan aan joogo ma ihi, hablaha barigan dhambe soo baxay mana ihii. Maxaad ka jeedaa iskabulnimada?

Waxaan isleeyahay waxaad ka jeeda gabdhaha aan rabin guurka ilaa ay waxbarashada iyo wixi la mid ah soo dhameeyaan, oo 30 iyo kor ay ku noqdaan bila qows?

Alxamdulillah

Iskabulnimada waxaa ka wada dadka jacel in keligood iska noladan,

kkkk kaftan bay ka ahayd walaal kkkkkkk


Wax walba qadarka Alle ayey ku xiraan tahay walaal, wixii ku qoraan ma gafaysid
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Kkkkk
Illahay aa ii kaa soo dire
Mahadsanid
Adna soomaligaagu illahey haa ku barakeeyo
18 mashallah
Canabee nin rag eh aa kuu yimid kkk

Ina adeero xusuus baad ii gelisay waxaan shitay dee heestii Cawaale aadan ee idil haddaadan wale maqlin waan kugula talin lahaa inaad dhageysato. Sidaan fahmayna Ciyaal Xamar ayaa tahay ama ugu yaraan waalidkaaga ayaa ah halkee ayaad ka daganaydaan Muqdisho?
 
Waxaan doonayaa gabadh wanaagsan
oo cunto macaan samayn karta oo guriga joogta iyo markaan imaadi guriga oo shah ficaan ii samaysa hada gabadhaas tahay talaphonkaya wac 03589293 :siilaanyosmile:
 
Kkkkkk
Alla kan firiiya
Canabee uu ku soo socdaa



Saxiib ma kalimad soomali ayaa Chemistry u Qabna. “Kimiya’” haa ii sheegin taas waa carabi.kimistry neh iyo Chemistry waa isku midd. Horta qaladka yar yar maxaa igu qabahoosa. Waa ka shekkiye ma macalin baa tahay.

Wcs
Ma sha allah
Will yaar aa tahay. Oo afkiise iyo diintisey isku heesto :)
Raali ahaw waa lagaa weyn yahay meeshaanj


Allakh sii khaldan baad iga fahantay. Dee mawduuc baahan qof weyn baan idhi kala tasho, somalinimadooda tijaabi bal
 
Waxaan doonayaa gabadh wanaagsan
oo cunto macaan samayn karta oo guriga joogta iyo markaan imaadi guriga oo shah ficaan ii samaysa hada gabadhaas tahay talaphonkaya wac 03589293 :siilaanyosmile:

Na dhaaf hadaba, waxaas wa la dhaafey, inaad shaaha inantaada u kariso ba lagaa doonaya sxb :russ::chrisfreshhah:
 
Immikana ha ka dhicina topigan kkkk. Maxaad la amuusteen, soo wada daaya dee hhh

Topigan lagama dhicin, soo dhawoow darawalka. Maxaad haysaa? Warka i sii

Alxamdulillah

Iskabulnimada waxaa ka wada dadka jacel in keligood iska noladan,

kkkk kaftan bay ka ahayd walaal kkkkkkk


Wax walba qadarka Alle ayey ku xiraan tahay walaal, wixii ku qoraan ma gafaysid

Shaydaan uun baa keligiis rabo inuu meel joogo kkk

Soomaaliga xageed ka baratay walaal?
 
Ina adeero xusuus baad ii gelisay waxaan shitay dee heestii Cawaale aadan ee idil haddaadan wale maqlin waan kugula talin lahaa inaad dhageysato. Sidaan fahmayna Ciyaal Xamar ayaa tahay ama ugu yaraan waalidkaaga ayaa ah halkee ayaad ka daganaydaan Muqdisho?
Haa :vo3yidw: ciyaal xamar aa ahay
Anoo is cil cilinaaye aa li fahmay kkk.
Degmada holowdaag ee hooyedee ka timid
Aabahee nah
Degmada Hodan aa u maleeha ( hadda kabacdi luqadda xamar aa nigu wadda kkk)
Heesta magaceed?
 

Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Haa :vo3yidw: ciyaal xamar aa ahay
Anoo is ci cilinaaye aa li fahmay kkk.
Degmada holowdaag ee hooyedee ka timid
Aabahee nah
Degmada Hodan aa u maleeha ( hadda kabacdi luqadda xamar aa nigu wadda kkk)

Alla Hayaay anigana Ciyaal Hodan ayaan ahay Hooyadayna waa reer Howlwadaag balse aabahay waa straight outta Mudug
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top