Sanadkee koowad ee ani ii tahay sxb
Chemistry aa dhigtaa
Adna abayo? Maxaa dhigataa
Radiography. Kimistriga adaa ugu horeeyo inan aan arkay baraneysa
Idil, sidaan ula jeedo meesha waa lagu yaacay

Sanadkee koowad ee ani ii tahay sxb
Chemistry aa dhigtaa
Adna abayo? Maxaa dhigataa
Sanadkee koowad ee ani ii tahay sxb
Chemistry aa dhigtaa
Adna abayo? Maxaa dhigataa
Maa huubta?@Kudhufo Kadhaqaq @Kingjames Naga daaya engriisiga. Waryaa kudhufo, wuu kaa badiyaa soomaaliga ee bal yara aamus
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Radiography. Kimistriga adaa ugu horeeyo inan aan arkay baraneysa
Idil, sidaan ula jeedo meesha waa lagu yaacayDadkii wax soo qori lahaa way kala carareen :siilaanyolaugh:
Mayya mayya mayyaAnab waa 38 jir yay ku sirin iska ilaali!
Waryaa adiga horta soo abgaal matihid? Sweden ayaan ku dhashay mar-marsiyo kuuma noqoto waa in lagaa tuuraa Masagawaay iyo Ceel-dheer aabahaa weydii si wacan ayuu u garanayaa degmooyinkaa. Mida kale haddii aad garanayso jufo absuge la dhaho oo ka tirsan abgaal waxaa jira wiil Ruush ah oo wallahi aadanba is dhahayn waa Soomaali oo Soomaligana kaa badiya he even has his funny abgaal accent.
*SoomaaliyaAabahayga Somali wuxuu ka tagay goor hore.
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Anab waa 38 jir yay ku sirin iska ilaali!
Maa huubta?![]()
Mayya mayya mayya
Canaabee waa gabar qalbi fican ma i sireeso
Kkkkk
Haa wallahi waa runta
Will iyo gabar ba
Wax Chemistry kaligiise dhigto wali ma arkin
Too late to change now kkkk
@Anab lakiin
Radiography mashallah
Waa inna clinic laguu furoo gobolka aa ka timid somali mustaqbalka inshallah
kkkkk
Mashallah
Add iyo add inee walidka ku faraxsan yihiin aa mooda li’anna somalidu aad ee u jecel yihiin cafimaadka
Ingriska ma dheghen tahay abaayo
Mashallah @Kingjames
Somaaliga waa
Dadaal inshallah sxb hadii aa rabtid inaa soomaliga badsatid
Horta su’aal aa ku heeya
Somali mise Swedish kee isku aragta?
(Jawabtu waa iska kassaa kkk)
Aabahayga Somali wuxuu ka tagay goor hore.
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Asxaabta, akhyaarta soo gala. Mawduucan waxaan u soo jeediyay siday dhalinyarta (ama yar iyo weyn iskaba deh) inay isku deyaan barritaanka luuqada qoritaankiisa/hadalkiisa!
Hal wax uun baan idinka codsanayaa: waxaan soomaali aheyn ha soo qorinaa, idinkoo mahadsan :siilaanyolaugh:
Alla Mohammed Afrax oday weyn uu ahay ileenSxb ilaahay ha i gaarsiyo da'daas. Waxaan isleeyahay malaha da'daas khaasatan waxaad u dooratay adaa jiro kkk
Idilay, sirta noloshada waan ka soo qalanjibiyay
Mustaqbalka maxaad rabtaa inaad ka shaqeysid abaayo? Kimistriga waa maado fiican m'a
Idil, in badan maad i amaantay quruxay kkk
Insha allah, haduu ilaahay yidhaah
soomaalida waxaan caafimad ayayn ma aqoonsanyihiin kkkk
Haa ingriiska waan deganahay. Siibatan magaalada London, adna?
Sanadkee koowad ee ani ii tahay sxb
Chemistry aa dhigtaa
Adna abayo? Maxaa dhigataa
@Anab lakiin
Radiography mashallah
Waa inna clinic laguu furoo gobolka aa ka timid soomaliya mustaqbalka inshallah
kkkkk
Mashallah
Aadd iyo aadd inee walidka ku faraxsan yihiin aa mooda li’anna somalidu aad ee u jecel yihiin cafimaadka
Ingriska ma dheghen tahay abaayo
Sxb ilaahay ha i gaarsiyo da'daas. Waxaan isleeyahay malaha da'daas khaasatan waxaad u dooratay adaa jiro kkk
Kkkkkkina adeero hadeer ka bacdi salanta ku biloow adigo raali iga ah, meeshan mowduc wanaagsan oo khayr leh aya keentay sidas darteed waan ku mahad ceelina walaashay qaaliga ah.
Ka waran cafimaadkaga iyo taan reerkaga ? Aniga hada aan isku bilaawo waan wada fican nahay alxamdulillah. Alle ayaa mahada iska leh !!!
Bal iga waraan xaga nolosha qoyska ? maa guurdoon ba tahay mise waxaa ka mid tahay gabdha bari yahan dambe soo baxay oo ku faana iskabulnimada ? mise kuwa xuriyeed jaceylka baa tahay ?
Khayr baan ku rajaynaya walaal
Soomaali ku hadhal. Waaku sheegeyay shali. Luuqada Soomali iyo Ingriis ha qasin
WcsSwc dhamaantiin waan idin salaamaya.
Wallahi maanta waad igu farxiseen maadaama aad keenteen arrin aad iyo aad u wanaagsan.
Wixii maanta ka danbeeya sidan ha no ahaato, saaxibiyaal sidan ba dhaanta.
Imika wax baan idin wedinayaa: intiinuba may idin ku dhex jiraan ciyaal 16 jir ka yar?
Waxaan rabaa inaa idinla wadaago maahmaah oo aabahay ii sheegay.
Sidee xeego lugu xagtaa ilkana ku nabad helan?
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.