Fikrad qatar wayeAsxaabta, akhyaarta soo gala. Mawduucan waxaan u soo jeediyay siday dhalinyarta (ama yar iyo weyn iskaba deh) inay isku deyaan barritaanka luuqada qoritaankiisa/hadalkiisa!
Hal wax uun baan idinka codsanayaa: waxaan soomaali aheyn ha soo qorinaa, idinkoo mahadsan :siilaanyolaugh:
Si fiican aa u soo qortay kow dheh sxbView attachment 38640
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
hayye!Haa waa ku saxantahay , waxa iga yaabiyey waxaa weeye gabar 22 jirta oo Somali ah baan shukaansan jiray sanadkii hore, gabadhu af somaliga gab bay ka ahayd , markay ku hadlayso in aad hunqaacdid baabku qabanaysa , waxaa aad ula yaabay waxay la nooshahay 7 wiilalaheed ah iyo hooyadeed iyo aabaheedba .
Waxaan ku dhihi jiray naa ma qalbada ayaad la'dahay sidee baad Af somaliga uga dhimatay ku hadliikisa iskabadaa qoraalkiisee adiguu laba tan sano hooyada iyo aabaha ay kugala hadlayaan??
View attachment 38640
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Af Soomali ban ku hadli kara
Waa gabar say walahi nooca ay dhahaan halkaan oo u aragtaba wax laga faano luqadda , ha is soo marinhayye!
Sheekada wad
Ma is guursateen
Adiga macalin u noqoni kartey
hayye!
Sheekada wad
Ma is guursateen
Adiga macalin u noqoni kartey
Sxb soo dhawoow. Wadankii baan ku soo bartay laakiinsee weli boqolkiiba boqol ma teegni.
Waxaad qortay waa wax lagu qoslo Balse laguma qoslaayo maadaame aad niyad daacad ah tustay
Af soomaali maad ku hadasha?
KkkWaa gabar say walahi nooca ay dhahaan halkaan oo u aragtaba wax laga faano luqadda , ha is soo marin
Fikrad qatar waye
Kkkkkk
Hayye!
Maxana ka hadalna
Si fiican aa u soo qortay kow dheh sxb
Labbo waa la barta qoraalka ee baro
Qoralka soomaliga wax ka fudeedsan ma jiro
Hadda ee xarafka ‘c’ iyo ‘x’ oo baratid waxi kalle waa isla xarafka luqadaadi
Dhawaaqa lee markaase ku diman
Haa waa ku saxantahay , waxa iga yaabiyey waxaa weeye gabar 22 jirta oo Somali ah baan shukaansan jiray sanadkii hore, gabadhu af somaliga gab bay ka ahayd , markay ku hadlayso in aad hunqaacdid baabku qabanaysa , waxaa aad ula yaabay waxay la nooshahay 7 walalaheed ah iyo hooyadeed iyo aabaheedba .
Waxaan ku dhihi jiray naa ma qalbada ayaad la'dahay sidee baad Af somaliga uga dhimatay ku hadalkisa iskabadaa qoraalkiisee adigu labaa tan sano hooyada iyo aabaha ay kugala hadlayaan??
Haa all beenta ma ahan, aniga waa i madaaalo in aan dhagaysto sida ay luqada u jejebinayaa, waxaar moodaa markay afka kala furaan gaal in ay wax kaga so akhrinayaa qaamuuska.Kkk
U naxaariso sxb
Ilma say wallahi qarkood faan faan ma ka ahay
Ma rabaan inee isku dheyaan xata
Sababtu
Markee isku dheyaan waa lagu qoslay
Marka niyada aa ka jabto
One can only imagine hearing a half breed speak in SomaliView attachment 38640
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
30 jirSxb kkk fikradan adaa maskaxdeydi iigu soo dhacsiiyay markaad tidhi ciyaalka wax bar :siilaanyosmile:
kkkkk gabadha maad buug iyo qalan u soo qaadiid aad wax bartiid. Hooyo iyo aabo wax may barin hala yaaban. Xageed isku dambeyseen adiga iyo gabadha? Ma saad baad ku kala tagteen?
Aniga hadaba waxaan la yaaba habraha 30 jir ah oo is yeelyeelaayo
Why are you making it seem like I’m some type of alien?One can only imagine hearing a half breed speak in Somali